Cabdiweli Gaas “Waxaan Aqbalnay Ma Ahan 4.5 Ee Waa Nidaamkii Looga Bixi Lahaa” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in maamulka Puntland aanu aqbalin nidaamka 4.5, balse waxa ay aqbaleen ay tahay sidii looga bixi lahaa nidaamkaasi. Waxa uu tilmaamay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Ra’iisul wasaare Cumar oo soo dhaweeyay Heshiiskii Garoowe Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa soo dhaweeyey heshiiskii xalay lagu saxiixay magaalada Garoowe, wuxuna ku dheeraaday sida ay lagama maarmaan u tahay in…
1 daqiiqo Heshiiskii Dowladda Federaalka Iyo Maamulka Puntland Oo Dhameystiran Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa xalay lagu kala saxiixday heshiis u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Heshiiskan waxaa dowladda Federaalka u saxiixay Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid…
4 daqiiqo Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland Heshiiskan oo ay Goobjoog News heshay nuqul ka mid ah waxaa ku qoran ilaa 10 qodob oo ay ku heshiiyeen dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Puntland kadib wada hadal socday March…
2 daqiiqo Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa ee xarunta gobolka Waqooyi Galbeed waxaa maanta gaaray guddiga gurmadka abaaraha oo deeq lacageed u waday dadku abaartu ku hayso deegaannada Somaliland. Xubnaha wafdigan waxaa garoonka Hargeysa kusoo…
1 daqiiqo Tiro Madaafiic Ah Oo Ku Dhacday Xaafado Ka Tirsan Degmada Wardhiigley Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa tiro madaafiic ah oo duhurnimadii maanta ku dhacday xaafado ka tirsan degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo khasaare geystay. Madaafiicdaan oo la sheegay…
1 daqiiqo Sarkaal Ka Tirsan Nabad Sugidda Soomaaliya Oo Lagu Dilay Degmada Xamarweyne Ee Magaalada Muqdisho Dabley hubeysan ayaa maanta barqadii waxay degmada Xamarweyne gaar ahaan agagaarka Ceelgaabta waxay ku dileen sarkaal ka tirsanaa Nabad sugidda Soomaaliya, kaasi oo lagu magacaabayey Mahad Faarax. Guddomiyaha degmada Xamarweyne…
1 daqiiqo Danjire Micheal Keating, Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Iyo Xubno Kale Oo Gaaray Garoowe (Sawirro) Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa gaaray xubno ay ka mid yihiin Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating, wasiirka arrimaha dibadda dowladda Itoobiya Tedros Adhanom, Wakiilka…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Puntland Ku Bogaadiyey Qaadashada Nidaam Beeleedka 4.5 Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke iyo dowladda Puntland u galeen horumarinta…
3 daqiiqo Xildhibaan Shuuriye Mu’min “Xukuumadda Soomaaliya Ajande Qarsoon ayay ka Leedahay Shirka Jowhar” Xildhibaan Shuuriye Mu’min Afrax oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay xaalado badan oo ku saabsan siyaasadda dalka, isagoo ku eedeyay…