Xarakada Al-shabaab Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan Ka Wadda Deegaannada Galmudug Maamulka Galmudug State ayaa ka warbixiyey waxa ay kala socdaan dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee Al-shabaab ka wadaan deegaanno ka tirsan maamulkaasi Wasiirka Amniga maamulkaasi Cismaan Ciise Nuur oo la hadlay Goobjoog… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Madasha Wadatashiga Qaran, iyadoo magaalada ay ku sugan yihiin dhammaan hogaamiyeyaasha maamul gobaleedyada dalka. Shalay waxaa…
2 daqiiqo 3 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Maqaayad Ku Taalla Muqdisho Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay banaanka hore maqaayad lagu magacaabo Rajo oo ku taalla Isgoyska Beyxaani, degmada Shibis ee magaalada Muqdisho. Inta la ogyahay…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Dib u Dhac Ku Yimid Furitaanka Wejiga Labaad Ee Shirka Jowhar Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan inuu dib u dhacay shirkii la doonayey in maanta ka furmo halkaasi, kaasi oo lagu soo…
7 daqiiqo Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo Goobjoog Fm Uga Warramay Xiriirka Labada Dal, Shaqada Safaaradda, Deeqaha iyo Drones-ka Goobjoog News ayaa wareysi gaar ah Muqdisho kula yeelatay safiirka Soomaaliya u fadhiya Mareykanka Ambassador Axmed Ciise Cawad xilli uu todobaadkan safar gaaban ku yimid dalka, inagoo kala hadalnay shaqada…
2 daqiiqo Xildhibaan Jubbaland ah oo sheegay in la kala Duwo Caasimadda iyo Madaxweynaha inta Laga Gaarayo Doorasho Qof iyo Cod ah Xildhibaan Cabdillaahi Maxamed Da’uud Cumar oo ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo si gaar ah ugu warramay Goobjoog News ayaa sheegay in la kala qaado caasimadda iyo Madaxweynaha, isagoo sheegay in…
1 daqiiqo Wejiga Labaad Ee Shirka Jowhar Oo Maanta Furmaya Maanta oo sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka furmo wejiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobollada Shabelleha Dhexe iyo Hiiraan. Wejiga…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hambalyo u Diray Madaxweynaha Jabuuti Ee Dib Loo Doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee shalay dalkaasi aanu walaalaha…
1 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Raggii Loo Haystay Dilka Wariye Hindiyo Xaaji Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Sabti ah waxay xukun dil ah ku filisay Laba nin oo la sheegay inay ka dambeeyeen dilkii Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed, kuwaas oo…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Dib u Heshiisnta Ee Ka Socda Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka soconaya shir dib u heshiisiin ah, kaasi oo ay fureen Ugaasyadii diiday ka qeybgalka shirka degmada Jowhar ee maamul u sameynta Shabellaha…