Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Warbixiyey Weerarkii Maanta Lagu Dhaawacay Xildhibaan Daheeye Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sharaxaad ka bixiyey weerar maanta lagu dhaawacay xildhibaan Maxamed Cali Diheeye, iyadoo weerarkaasi ay ku dhinteen qaar ka mid ah ilaaladii xildhibaanka. Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Al-shabaab Oo Faarujiyey Degmada Aadan Yabeel Ee Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay isaga baxeen degmada Aadan Yabaal ee gobolkaasi. Dad ku sugan degmadaasi ayaa u sheegay Goobjoog News in…
1 daqiiqo Roob Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Somaliland Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay ka dageen deegaanno ka mid ah Somaliland, gaar ahaan deegaanno badan oo abaar ay ka jirtay.…
2 daqiiqo 14 Jaamacadood oo Lagu Bilaabi Doono Nidaam Internet oo Ay Maalgelin Doonaan Baanka Aduunka iyo BBIAF (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kulanka Maalgashiga qadka Internetka kaas oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Boostada, Baanka Aduunka iyo BBIAF Waxaa ka qaybagalay kulankaas Maamul Goboleedyadda Dalka waxaana muhiimadda…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, halkaasi oo uu ka dhashay khasaare…
1 daqiiqo AMISOM Oo Sheegatay Inay Dishay Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab AMISOM ayaa sheegatay in illaa 6 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab ay Axaddii ku dileen shabeellada hoose, hadalkan ayaa imaanaya saacado kadib markii AMISOM iyo ciidamada dowladda Federaalka la wareegeen…
3 daqiiqo Xildhibaan Afarale Oo Puntland Ku Eedeeyay Dhibaateynta Dadka Kasoo Jeeda Gobollada Koonfur Ee Ku Nool Deegaannadooda Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo ka mid ah xildhibaanada dowladda Federaalka oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa Maamulka Puntland ku eedeeyay iney raalli ka yihiin dadka rayidka…
2 daqiiqo Maamulka Degmada Dharkeynley Oo Ka Warbixiyey Qaabka Loo Bixiyo Canshuurta Degmadaasi Maamulka degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey qaabka canshuur bixinta ee degmadaasi iyo sida maamulka ula macaamilo shacabka degmadaasi ku dhaqan. Guddoomiyaha degmadaasi Cumar Meyre…
1 daqiiqo Nabadoon Axmed Diiriye Oo Ciidamada Liyuu Boolis Ku Eedeeyay Inay Dhibaato Ku Hayaan Dad Deggan Galgaduud Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya in dhibaato xooggan ay ku…
1 daqiiqo Maalinta Caawinta Ciribtirka Miinada Oo Laga Xusay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay kulan lagu xusayey maalinta ay Qaramada Midoobay u asteysay caawinta ciribtirka Miinada. Waxaa kulankani ka qeybgalay qaar ka mid ah dadkii ku waxyeeloobay qaraxyada…