Xildhibaan Daahir Xasan “Madaxweynuhu Kala Furfur iyo Colaad Hor leh Ayuu Horseedayaa” Xildhibaan Abuukaate Daahir Xasan Cabdi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu horseedayo colaad cusub, isla markaana… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Shan Qof Oo Gaajo Ugu Geeriyootay Deegaanno Ka Tirsan Somaliland (Sawirro) Wararka ka imaanaya deegaanka Xariirad ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in Shan qof oo midi dumar tahay ay gaajo darteed ugu geeriyoodeen tuulooyin hoostaga degmadaasi, iyadoo ay jiraan dad kale…
3 daqiiqo Soomaaliya Oo Lugu Soo Daray Liiska Dalalka Ugu Militariga Xoogan Dunida Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa Liiska 126 Dal ee ugu Ciidanka iyo xoogaga badan Aduunka iyo sida ay u kala horeeyaan, Liiskan waxaa soo saartay Global Firepower. Waxaa xusid mudan in…
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Sheegtay Inay La Socoto In Itoobiya Ay Wabiga Shabelle u Leexisay Deegaanno Hor Leh Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka warhayso in dowladda Itoobiya ay deegaanno cusub u leexisay Wabiga Shabelle si biyuhu ay dhul badan u gaaraan. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…
2 daqiiqo Abaaraha Ka Jira Gobolka Awdal Oo Saameyn Badan Ku Yeeshay Qoysaska Reer Miyiga Ah (Sawirro) Deegaanno ka mid ah gobollada Waqooyi ee dalka waxaa ka jira abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo Duunyada, iyadoo ay jiraan dad u geeriyooday abaartaasi. Wariyaheena Cumar Seerbiya…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan “Dowladda Waxay Sii Wadeysaa Dadaalkeeda Ku Aaddan In Shirka Ka Socda Jowhar Uu Noqdo Mid Loo Dhan Yahay” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta magaalada Beled Weyne kaga dhawaaqeen ilaa toddoba beelood oo ka mid ah beelaha gobolka Hiiraan…
1 daqiiqo 7 Qof Oo Lagu Tuhunsan yahay Burcad Badeedda Soomaalida oo Dacwadooda Ka Bilaabaneyso Paris Waxaa Talaadada lagu maxkamadeyn doonaa magaalada Paris ilaa 7 ka tirsan Burcad badeedda Soomaalida kuwaas oo lagu tuhunsan yahay in ay afduubteen Markab Faransiiska laga leeyaha. Markabka ay burcadda afduubteen…
3 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo 1-Milyan Oo Doolar Ugu Yaboohday Dadka Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Kulan ay isugu yimaadeen guddiga ka kooban wasiirada ee dhinaca gurmadka abaaraha u qaabilsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa waxa uu maanta ka dhacay…
1 daqiiqo Baarlamaanka Jubbaland Oo Waqti Dheeraad Ah Siiyey Madaxweyne Axmed Madoobe Si Uu Usoo Magaacbo Wasiiradiisa Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa kullan ay maanta ku yeesheen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxay cod ugu qaadeen warqad codsi ah oo ka timid madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe…
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Sheegtay Inay u Gurmaneyso Dadka Abaarta Ku Hayso Somaliland Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u gurmaneyso dadka abaartu ay ku hayso gobollada Waqooyi ee dalka, maadaama ay ka jirto xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Wasiirka wasaaradda…