Mas’uuliyiin Iyo Shacab Lacago Ugu Yaboohay Dadka Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Mas’uuliyiin iyo shacab farabadan ayaa maanta lacago ugu yaboohay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban qaar ka mid ah gobollada dalka oo abaar xoogani ka jirto. Idaacadda Goobjoog waxaa maanta si… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Gaar Ah:- Puntland Oo Aqbashay Qaadashada Nidaamka 4.5 Maamulka Puntland ayaa ogolaaday nidaamka doorasho ee 4.5 kadib dadaalo ay sameeyeen Turkiga, sida ku cad warqado ay heshay Goobjoog. Ogolaashiyaha Puntland ayaa imaanaya kadib markii March 30 ay Garoowe…
2 daqiiqo Afar Qof Oo Maanta Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay illaa iyo Afar qof iyadoo sidoo kale la dhaawacay Labo kale. Dabley hubeysan ayaa duhurnimadii maanta waxa ay Laba qof…
3 daqiiqo Weerarkii Jaamacadda Gaarisa Oo Hal Sano Kasoo Wareegtay Maanta oo kale 2-dii April 2015, rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday jaamacadda Gaarisa oo ay ku dileen arday gaareysa 147 qof oo rag iyo dumarba isugu…
2 daqiiqo Xildhibaan Jeesow Oo Sheegay In Baarlamaanka Hadda Jira Uu Ka Shaqo Badan Yahay Kuwii Hore Ee KMG Ahaa Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka warbixiyay waxqabadka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya intii uu dhisnaa, isagoo ku sheegay in uu yahay kii ugu waxqabadka…
2 daqiiqo Xildhibaanno Shir Jaraa’id ku Qabtay Nairobi oo soo Saaray Qodobbo Muhiim ah oo ay Kaga hadleen Xaaladda Dalka Xildhibaanno gaaraya illaa 30 xubnood oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo shirar gooni gooni ah ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa soo saaray maalintii shalay war saxaafadeed ay uga hadleen…
2 daqiiqo Masraxiyad Faneed Ka Jira Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho Xeebta Liido ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ka jira Masrixiyad Faneed oo dhalinyaro Soomaali ah ay jilayaan Aflaan ku saabsan Nabadda Soomaaliya iyo wacyigelinta dhalinyaradda . Waxaa u daawasha taga…
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Maraykanka Oo Xaqiijiyey Dilka Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa xaqiijiyey geerida sarkaal sare oo la sheegay inuu ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab, kadib howlgallo ay sameeyeen ciidanka Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Maraykanka…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shacab Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Dalka Ay Ku Dhisaan Iskaa Wax u Qabso Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa ku dhiirigeliyay shacabka Soomaaliyeed inay iskood wax u qabsadaan, waddankoodana dhistaan. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay xarunta gobolka Banaadir ee…
1 daqiiqo AMISOM iyo Ciidamada Dowladda oo Ku Siqaya Jannaale iyo Shacabka oo Qax Bilaabay Ciidamada AMISOM iyo dowladda federaalka ayaa ku siqaya magaalada Jannaale ee shabeelada hoose, labo bilood kadib markii ay horay AMISOM magaalada uga baxday. Mid ka mid ciidamada dowladda oo la…