Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Ismiidaaminta Ee Magaalada Gaalkacyo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay bannaanka hore ee Hoteelka Uunlaay oo ku yaalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaasi oo sababay khasaare dhimasho… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Federaalka oo ku eedeeyay hay’adda Dabagalka Qaramada Midoobey inaaney Ogoleyn Qaran Soomaaliyeed oo Cagihiisa isku Taaga Guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa Monitoring Group ku eedeeyay warbixinnada ay Soomaaliya ka gudbiyaan ay yihiin kuwo dacaayad ku saleysan,…
5 daqiiqo Maqaal Uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Uga Hadlay Shirka Bini’aadannimo Ee Istanbul Iyadoo dunida ay aad uga naxday sawirka geerida wiilkii yaraa Aylan Kurdi jiilaalkii tagay ayaa hadana waxa isbadalay ay aad u yar yihiin, waana wax laga xumaado oo waxashnimo ah…
2 daqiiqo Xildhibaan Dalxa “Safiirada Cusub Ee Dowladda Soomaaliya Waxay Ku Dhisanyihiin Caddaalad Darro” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog New ayaa ku tilmamaay safiirro ay dhawaan xukuumaddu magacowday kuwo…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Weerar Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Hoteel Ku Yaalla Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa sheegaya in qarax Ismiidaamin ah lagu weerarey Hoteelka Uunlaay oo ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan…
2 daqiiqo Haween Soomaaliyeed Oo Lagu Kufsaday Xerada Qaxootiga Kaakuma Ee Dalka Kenya Xerda qaxootiga Kaakuma oo in ka badan 700 oo Km u jirta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa laga soo sheegayaa dhibaatooyin kali u ah dadka Soomaaliyeed ee halkaasi…
2 daqiiqo Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Muddo 48 Saac Ah u Qabtay Maleeshiyaadka Hubeysan Inay Uga Baxaan Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayey amniga guud ee gobolkaasi iyo sida wada shaqeyn u dhexmari lahayd shacabka iyo ciidanka amniga. Kulanka…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar “Waan La Xanuunsaneynaa Walaalaheenna Turkiga Ee La Dhibaateeyay Iyagoo Shacabkeena Gargaaraya” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu dilay Shaqaale Turki iyo Soomaali isugu jira kaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska…
2 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Shaqaale Turki Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Gaari ay saarnaayeen Shaqaale Turki ah iyo kuwo Soomaali ah ayaa gabal dhacii shalay waxay dabley hubeysani ku weerareen degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Ugaasyo Xafiiska QM ee Soomaaliya Ka Codasay in La Dhexdhexaadiyo Iyaga iyo Dowladda, Kana Digay In Shirka La Sii Wado Sida ku cad warqad ay heshay Goobjoog News Ugaasyada kala ah: Xasan Ugaas Khalif, Cali Ugaas Xasan iyo Cali Ugaas Muxumed Shafeec oo ka mid ah Ugaasyada Hiiraan ayaa warqad ay…