Ciidamada Badda Ee Faransiiska Oo Qabtay Doon Hub Sida, Kuna Soo Jeedday Soomaaliya Ciidamo Faransiis ah ayaa qabtay Dooni alwaax ah oo hub ka buuxay taas oo kusoo jeedday Soomaaliya. Doonta waxaa saarnaa Boqolaal machine guns ah, hubka Anti Tankiga ah, AK47 iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Masar Oo La Afduubtay Diyaarad ay ledahay shirkadda Egept air ayaa la afduubay xili ay ka soo kacday garoonka Burji Carab kuna sii jeeday Qaahira. Diyaaraddan oo noceeda yahay Airbus 320 waxaa saarnaa ilaa…
3 daqiiqo Guddiga Dabagalka Tacaddiyada Maxaabiista Oo Eedeyn u Soo Jeediyay Xeer Ilaalinta Dalka Guddiga dabagalka tacaddiyada maxaabiista ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inay soo gebagabeeyeen baaris ay ku hayeen xaaladda maxaabiista ku xiran xabsiyada Muqdisho, waxayna sheegeen iney soo arkeen maxaabiis aan la…
2 daqiiqo Shir Lagu Heshiisiinayo Beello Ku Dagaallamay Shabellaha Hoose Oo Ka Furmay Degmada Afgooye Degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose waxaa ka furmay shir dib u heshiisiin ah, laguna heshiisiinayo beello wada degga gobolka Shabellaha Hoose. Xildhibaan Mahad Cabdi Dhoore oo ka tirsan baarlamaanka…
2 daqiiqo Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland Oo Biyo Dhaamin Ka Billaabay Gobolka Nugaal Guddiga abaaraha Puntland ayaa biyo dhaamin waxay ka billaabeen deegaanno ka mid ah gobolka Nugaal oo abaar baahsan ay ka jirto taasi oo saameysay dadka iyo duunyada. Sheekh Fu’aad oo…
3 daqiiqo Saameynta Ay Xoolo Dhaqatada Ku Reebtay Abaarta Ka Jirta Gobollada Sool Iyo Sanaag Anigoo ah Wariye Faarax Maxamuud Dubad kana tirsan Goobjoog News ayaa 20-kii bishan Maarso ka amba baxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaana socdaalkaygu ahaa inaan u kuur galo xaaladda…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Taageero La Garab Taagannahay Dhammaan Maamul Goboleedyada Dalka Ee Dagaalka Kula Jira Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in taageero buuxda ay dowladda la garab taagantahay dhammaan maamul goboleedyada ka jira dalka ee la dagaallamaya Xarakada Al-shabaab. War-saxaafadeed…
1 daqiiqo Wasaaradda Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Oo Magacawday Qubaro Baara Sababta Ka Dambeysa Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Wasaaradda Biyaha iyo Korontada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa qubaro u magacawday qubaro baaritaan ku sameeya sababaha keenay inuu biyo yareeyo Wabiga Shabelle. Wasiirka wasaaraddaaasi Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo la…
2 daqiiqo Diiwaan Gelinta Cod Bixiyeyaasha Doorashada Somaliland Oo La Hakiyey Kulan ay maanta isugu yimaadeen hoggaanka Seddaxda xisbi siyaasadeed ee Wadani, UCID, Kulmiye, Shir guddoonka Labada gole Baarlamaan ee Somaliland iyo mas’uuliyiinta guddiga doorashooyinka ayaa ka shiray dalab ka yimid…
2 daqiiqo Guddoomiye Jawaari Oo Magaalada Kampala Ka Furay Kulan Howleedka Diyaarinta Qorsheyaasha Golaha ee Kalfadhiga 8-aad (Sawirro) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si rasmi ah uga furay maanta kulan howleed ku aadan diyaarinta qorsheyaasha Kalfadhiga…