7 Qof Oo Lagu Tuhunsan yahay Burcad Badeedda Soomaalida oo Dacwadooda Ka Bilaabaneyso Paris Waxaa Talaadada lagu maxkamadeyn doonaa magaalada Paris ilaa 7 ka tirsan Burcad badeedda Soomaalida kuwaas oo lagu tuhunsan yahay in ay afduubteen Markab Faransiiska laga leeyaha. Markabka ay burcadda afduubteen… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo 1-Milyan Oo Doolar Ugu Yaboohday Dadka Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Kulan ay isugu yimaadeen guddiga ka kooban wasiirada ee dhinaca gurmadka abaaraha u qaabilsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa waxa uu maanta ka dhacay…
1 daqiiqo Baarlamaanka Jubbaland Oo Waqti Dheeraad Ah Siiyey Madaxweyne Axmed Madoobe Si Uu Usoo Magaacbo Wasiiradiisa Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa kullan ay maanta ku yeesheen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxay cod ugu qaadeen warqad codsi ah oo ka timid madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe…
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Sheegtay Inay u Gurmaneyso Dadka Abaarta Ku Hayso Somaliland Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u gurmaneyso dadka abaartu ay ku hayso gobollada Waqooyi ee dalka, maadaama ay ka jirto xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Wasiirka wasaaradda…
1 daqiiqo Dowladda oo Heshiis La Gaartay Odoyaasha Dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Waxaa goordhaw heshiis ku gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dowladda Soomaaliya iyo Odoyaasha Dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Qodobada Lagu Heshiisyay waxaa ka mid ah: In shirka…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baladweyne Kula Kulmaya Waxgaradka Gobolka Hiiraan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii Seddaxaad waxa uu ku sugan yahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo kulamo uu kula leeyahay waxgaradka gobolkaasi. Ulajeedka…
3 daqiiqo Xildhibaan C/raxmaan Xoosh ” Madaxweynuhu Waxa Uu Ku Fashilmay Wax Kasta, Waxaana Uu Isku Haystaa In La Jecelyahay” Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Fedelaaka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa madaxaweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay xikmad darro iyo inuu ku…
1 daqiiqo Wabiga Shabelle Oo Keenay Biyo Aan Badneyn Wabiga Shabelle oo maalmihii ugu dambeeyay Biyo la’aan ahaa ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan uu keenay biyo aan badneyn xilli dad badan ay saameyn ku yeelatay biyo la’aantani. Wararku…
2 daqiiqo Baarlamaanka Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 30aad Baarlamaanka Somaliland oo Sabtigii fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Hargeysa ayaa meel mariyay Ajandaha kalfadhiga 30aad ee golaha. Fadhiga waxa ka soo qeyb galay mudanayaal gaaraya 43 xubnood, waxaana shir…
3 daqiiqo Saameynta Taargooyinka Kala Nuuca Ah Ee Ay Sameysteen Maamul Gobaleedyada Dalka Muddooyinkii dambe waxaa taagneyd cabasho ay qabeen gaadiidleyda kala duwan ee ka shaqeeya gobollada dalka iyo kuwa gobolka Banaadir ee u safra deegaannada Maamulka koofur galbeed taasi oo la xariirta…