Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Qabteen Dooni Ay La Socdeen Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen dooni ay la socdeen rag ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab, kadib howlgallo ay sameeyeen ciidanka maamulkaasi. Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamuud… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Seddax Qodob Hordhigay Dowladda Federaalka Waxgaradka ku dhaqan gobolka Hiiraan, gaar ahaan ugaasyadii la kulmay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda hor dhigay Seddax qodob oo ay sheegeen inay u arkeen xalka ugu haboon ee…
2 daqiiqo Xildhibaan Jeesow “Madaxweynuhu Odoyaasha Dhaqanka Ayuu Taladii Dib Ugu Celiyay iyagaan Ka Sugeynaa Iney Meel inoo Jiheeyaan” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha gudaha ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu…
1 daqiiqo Muqdisho: Shacab Dhigay Dibad Bax Ka Dhan ah Monitoring Group(Sawirro) Boqolaal dad ah ayaa isusoo bax looga soo horjeedo Monitoring Group ka sameeyay Daljirka daahsoon ee bartamaha magaalada Muqdisho. Odayaal, Ganacsato, dhalinyaro, haween iyo dadweyne badan ayaa ku dhawaaqayey erayo…
2 daqiiqo Maxkamadda Sare Ee Ciidanka Qalabka Oo Adkeysay Xukunkii Dilka Ahaa Ee Xasan Xanafi Xaaji Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Sabti ah waxaa ay adkeysay xukunkii dilka ahaa Xasan Xanafi Xaaji Cabdisalaan oo horay maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Dibadbaxyo Rabshado Wata Oo Ka Billowday Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka billowdeen dibadbaxyo rabashado wata, kuwaa oo ay dhigayaan dad shacab ah islamarkaana ay uga…
3 daqiiqo Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka Ee Suuqayada Magaalada Muqdisho Hoos u dhac aad u ballaaran ayaa xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto shidaalka suuqayada magaalada Muqdisho, taasi oo saameyn badan ku yeelatay ganacsato badan oo shidaalka iibisa. Waxaa…
2 daqiiqo Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Dowladda Ugu Baaqay Tixgelinta Rabitaanka Shacabka Hiiraan Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka hadlay khilaafka ka jira maamul u sameeynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhex, uguna baaqay dowladda…
1 daqiiqo Heshiis Ay Wada Gaareen Hogaanka Maamulka Jubbaland Iyo Siyaasiyiinta Beel Degta Gobollada Jubbaland Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa lagu soo gabagabeeyay shir Labo weji ah oo halkaasi uga soconayey hogaanka sare ee maamulka Jubbaland iyo sidoo kale siyaasiyiinta beel degta gobolladaasi.…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh “Ajendaha Keliya Ee Dowladda Ka Leedahay Hiiraan Iyo Sh/dhexe Waa In Maamul Ay Yeeshaan Labada Gobol” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba ka daali doonin inay ka mira dhaliyaan dhismaha maamul goboleed ay yeeshaan…