Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Dowladda Ugu Baaqay Tixgelinta Rabitaanka Shacabka Hiiraan Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka hadlay khilaafka ka jira maamul u sameeynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhex, uguna baaqay dowladda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Heshiis Ay Wada Gaareen Hogaanka Maamulka Jubbaland Iyo Siyaasiyiinta Beel Degta Gobollada Jubbaland Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa lagu soo gabagabeeyay shir Labo weji ah oo halkaasi uga soconayey hogaanka sare ee maamulka Jubbaland iyo sidoo kale siyaasiyiinta beel degta gobolladaasi.…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh “Ajendaha Keliya Ee Dowladda Ka Leedahay Hiiraan Iyo Sh/dhexe Waa In Maamul Ay Yeeshaan Labada Gobol” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba ka daali doonin inay ka mira dhaliyaan dhismaha maamul goboleed ay yeeshaan…
1 daqiiqo Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Saacado Lagu Soo Afjarayo Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Ee Mudug Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in saacado lagu soo afjari doono dagaallo ay ciidanka maamulkaasi kula jiraan Xarakada Al-shabaab, kuwaa oo ka socda gobolka Mudug. Madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed…
5 daqiiqo Itoobiya oo Biyo Xireeenno Ka Sameysay Webi Shabeelle iyo Soomaaliya Oo Baareysa Sababta Biyo La’aanta Webiga Wasiirka arrimaha dibadda Soomalaiya Cabdusalam Hadliye Cumar oo si gaar ugu warramay Goobjoog News ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka walwalsan tahay biyo la’aanta webi Shabeelle iyo saameynta ka…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baladweyn u Tagay Arrimo La Xiriira Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi la soda ayaa goordhaw gaaray magaalada Baladweyn xarunta gobolka Hiiraan. Xasan Sheekh waxaa safarkiisa ku wehlinaya Wasiiro ka tirsan federaanka sida Amniga, Petroolka…
1 daqiiqo Galmudug: Waxaan Dilnay 23 Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa guul ka sheegtay dagaallo shalay dhexmaray ciidankooda iyo kuwa Al-shabaab, waxaana maamulka uu sheegay inay dileen dagaalyahanno badan oo ka tirsan Al-shabaab. Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaannadii Shalay Ay Ku Dagaallameen Galmudug Iyo Al-shabaab Waxaa xaalad degannaansho ah laga dareemayaa maanta oo jimco ah deegaanno ka tirsan gobolka Mudug oo ay ku dagaallameen ciidamada Galmudug iyo Xarakada Al-shabaab. Deegaanno hoostaga deegaanka Af Barwaaqo ee…
1 daqiiqo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Muddo Kordhin u Sameeyay Xafiiska UNSOM 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo ugu daray Xafiiska UNSOM, kadib kullan ay ku yeesheen maalintii shalay ahayd magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Qaraar lambarkiisu yahay…
1 daqiiqo Madaxweyne Gaas “Weli Ma Dhammaan Dagaallada Aan Kula Jirno Al-shabaab” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer ku tagay deegaannada dhawaan ay ku dagaallameen ciidamada Al-shabaab iyo kuwa maamulkiisa ayaa sheegay in il gaar ah ay ku hayn…