Taliska Booliiska Gobolka Nugaal Oo Digniin u Diray Milkiilayaasha Hoteellada Iyo Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Nugaal ayaa digniin u diray Milkiilayaasha hoteellada ku yaalla gobolkaasi iyo sidoo kale darawallada gaadiidka dadweynaha, taasi oo ku aadan in aysan u ixsaan falin… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Ururrada Midowga Yurub iyo FAO Oo Sii Wadi Doona Taagerada Abuurka ee Beeraleyda Soomaalida Midowga Yurub, dowladda federaalka iyo hey’adda FAO ayaa ku heshiiyay maanta barnaamij cusub oo hey’adahaas ay ku joogteeyaan taageerada ay siiyaan beeraleyda Soomaaliya. Richard Trenchard oo ah wakiilka FAO ee…
1 daqiiqo Qaramada Midoobay Oo Lacag Badan Siineysa Dadka Abaaraha Saameeyeen Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan gargaarka degdega ah ayaa sheegtay in ilaa 11 Milyan oo Dollar oo gargaar xagga banii’’aadamnimo ah ay siin doonaan in ka badan 200,000 oo Soomaali…
1 daqiiqo Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Meel Mariyay Xeerka Adeegga Garsoorka Kalfadhiga 1aad kulankiisii 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo si aqlabiyad leh lagu meel mariyay xeerka guddiga Adeegga garsoorka ee…
1 daqiiqo Afhayeenka Seeraar “Puntland Waxaan La Garab Taagannahay Taageerro Dhan Walbo Leh” Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in taageero dhan walbo leh ay la garab taagan yihiin maamulka Puntland oo dhawaan ciidamadiisu dagaal la galeen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka maamulkaasi Cabdinaasir…
2 daqiiqo Shirkii Golaha Wasiirada Oo Maanta Looga Hadlay Arrimo Ku Saabsan Amniga Dalka Iyo Abaaraha Jira Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid…
1 daqiiqo Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Galmudug Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in dagaal uu maanta ilaa xalay ka socda tuulada Jiirey oo u dhaw deegaanka Af Barqaawo ee Gobolkaasi, kaa oo u…
2 daqiiqo Ra’iisul wasaare Cumar Oo Ka Warbixiyey Waxyaabihii Uu Kala Soo Kulmay Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagey magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa kulamo kala…
3 daqiiqo Xildhibaan Dalxa oo Sheegay iney Lusaka Kula Kulmeen Dalal Afrikaan ah oo Qirsan Inaan Soomaaliya loo Abaalgudin Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News isagoo jooga Lusaka ayaa ka warbixiyaya shirka baarlamaanada Adduunaka iyo waxyaabihii ay la tageen wafdigii ka socda Baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Goobjoog Fm waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan abaaraha ka jira dalka, waxaana ka qeybgalaya xildhibaanno, ururudada Bulshada, hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo xubno kale.