Goobjoog Fm waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan abaaraha ka jira dalka, waxaana ka qeybgalaya xildhibaanno, ururudada Bulshada, hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo xubno kale. 1 daqiiqo
2 daqiiqo Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Saameyn Ay Ka Dhalatay Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka hadlay biyo yareynta wabiga Shabelle, isaga oo sheegay in dhibaato badan ay la kulmeen shacabka ku dhaqan gobolkaasi. Dabageed oo wareysi…
2 daqiiqo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Dowladda Federaalka Ugu Baaqday u Gurmashada Dadka Ay Saameysay Abaarta Ka Jirta Dalka Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa shacabka qeybahiisa kala duwan ugu baaqday inay ka qeyb qaataan u gurmashada walaalaha ay saameysay abaarta ka jirta inta badan gobollada dalka Soomaaliya. Guddoomiye ku xigeenka…
2 daqiiqo SOSCENSA: Waxaa Jirta Habab Badan Oo Loogu Gurman Karo Shacabka Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Guddoomiyaha Jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay inay jiraan habab badan oo loogu gurman karo dadka abaaruhu ay saameeyeen ee ku nool qaar ka mid…
2 daqiiqo Guddiga Arrimaha Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Ku Taliyey Ku Dhawaaqista Guddi Ka Shaqeeya Abaaraha Dalka Ka Jira Guddiga arrimaha bulshada ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xilligaan ay aad muhiim ugu tahay ku dhawaaqista guddi ballaaran oo ka shaqeeya abaaraha ka jira goballada dalka Soomaaliya. Xildhibaan…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Guuleystay Xallinta Tabashada Waxgaradka Gobolka Hiiraan Ee Shirka Jowhar Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo shalay tagay magaalada Baladweyne ayaa maanta soo gabagabeeyay safarkii uu halkaasi ku joogay, waxaana uu ku guuleystay xallinta tabashada waxgaradka gobolka…
2 daqiiqo Shirka Wada Tashiga Horumarinta Qorshaha Qaran Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Cadaado Waxaa maanta degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ka furmay shirka wada tashiga horumarinta qorshaha qaran, kaasi oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin dhowr ah. Shirkaan oo maanta furmay waxaa ka qeybgalay…
2 daqiiqo Ciidamada Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Dhibaateynta Shacab Ku Dhaqan Gobolka Galgaduud Qaar ka mid ah dhallinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa dowlada Federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ugu baaqay inay wax ka qabtaan tacaddiyo ciidmada Itoobiya ay ka geysteen qeybo…
2 daqiiqo Biyo Dhaamin Laga Billaabayo Deegaannada Puntland Ee Abaartu Ka Jirto Gudiga gurmadka biyo dhaaminta deegaanada Puntland ayaa sheegay iney ku guda jiraan qabanqaabadii ugu dambeysay oo ay ku doonayaan iney biyo dhaamin ugu sameeyaan dadka abaartu saamaysay. Gudigaan oo ka…
1 daqiiqo Belgium: Weerarkii Brussels waxaa Fuliyay Labo Nin Oo Walaalo ah Warar laga sii daayey Telefishanka dalka Belgium-ka ayaa sheegaya in qaraxyadii 3-da ahaa ee Brussels ay fuliyeen labo nin oo walaalo ah, labadan ayaa sidoo kale la sheegay in ay…