Cabdilaahi Gaafoow Maxamuud oo diiday in qaab musuq ah lagu helo Baasaboorka Taliska Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowlada Federaalka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay jiritaanka wararka la xiriira in dadka Soomaaliyeed, caqabad xoogan ay kala kulaam helidda Baasboorka. Taliyaha Waxdaas Cabdilaahi… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Noloshii Caagga Marnaa ee Maxamed Yare Soomaalida Waxay ku maah maahdaa Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan ,waana halka ay ka billaabaneeyso qisadan gaaban ee ku qotonta hardanka nolosha qoyska Maxamed yare oo hadda ah isha dhaqaale…
1 daqiiqo Marka: Barakacayaal Ku soo Noqonaya Degmada iyo AMISOM oo Xarumo Ka Dhigtay Goobihii Waxbarashada Magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelada hoose ayaa la sheegayaa in barakacayaashii ay bilaabeen in dib ugu soo noqdaan magaalada kadib dagaalo beelo ah oo halkaas ka dhacay. Maamulka degmada…
1 daqiiqo Howlgal lagu soo qabqabtay in ku dhow 100 qof ayaa ciidanka dowladda ay ka sameeyeen degmada Baardheere. Howlgalladan ayey ciidamada waxay billaabeen markii degmadaasi lagu dhaawacay guddoomiyihii maxkamadda ee degmada Baardheere. Maamulka Baardheere ayaa laga soo xigtay in dadka la qabqabtay lagu hayo saldhigga degmada oo ay…
1 daqiiqo 12 Isbaaro oo Laga Dhigtay Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye iyo Deegaanka No. 50. Gobolka Shabeelada hoose waxaa dhibaato ba’an ku haya isbaarooyinka, waxaa isbaarooyin laga sheegayaa wadooyin badan oo gobolka ah, taasi amni dari keeneysa. Goobjoog News ayaa ogaatay in wadada xiriirisa degmada…
1 daqiiqo Shir madaxeedka Afrika ayaa lagu soo gebagebeeyay magaalada Adis-Ababa ee wadanka Itoobiya. Shirkani oo labo maalmood socday waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dowladda federaalka Xasan Sheekh iyo madax kale oo ka socotay wadamada Afrika. Shirka ayaa arrimaha ugu waa weyn ee lagaga…
3 daqiiqo Madaxweynaha Soomaaliya waxaan ciidan nabad ilaalin u direynaa Burundi Adis Ababa waxaa ku soo dhammaaday shirka midowga afrika, waxaana shirka dhinac socday shir uu shir guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh oo looga hadlayay xasi looni darrada dalka Burundi, gabagabada…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka wadahadley xaaladda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon. Madaxweynaha iyo Mr Ban…
1 daqiiqo Saleebaan Ciise Xaglatoosiye: Cali Khalif iyo Inta La Socoto, waa in La Iska Qabto Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin shaqsiyaadka khalaalasaha ka abuuraya Deegaanada uu ka taliyo Maamulkaas, isagoo dihniino jeediyay. Wasiirka Caafimaadka Maamulka Somaliland Saleebaan Ciise Xaglatoosiye isagoo ku…
1 daqiiqo Dhismaha Xarunta Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska oo Gebogebo ah Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay inay gebogebo ku dhowdahay dhismaha xarunta wasaaradda oo dhowaan dowladda Soomaaliya dayactir ay ku billowday. Wasiirka wasaaraddaasi Engineer Saalax…