Diyaar Garowga Shir Ay Isugu Imaanayaa Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Ka Socda Cadaado Kulan hordhac u ah shir dhamaadka bishan lagu qabanayo magaalada Cadaado oo ay ka qaybagalayaan dawlad goboleedyada ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado. Shirkani loo diyaar garoobayo waa mid looga hadlayo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Degmada Afgooye Oo Sheegay Inay Baarayaan Nuuca Qarax Shalay Ka Dhacay Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan qarax Miino oo shalay ka dhacay magaaladaasi, kaasi oo ay sheegeen in weli aanay si rasmi…
2 daqiiqo Obama Oo Digniin u Diray Musharraxiinta Loolanka Ugu Jira Aqalka Cad Ee Maraykanka Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa uga digay musharraxiinta loolanka ugu jira Aqalka Cad in ay ka fogaadaan wax kasta oo kicin kara xasilooni darro, maalin un kadib markii la…
1 daqiiqo Guddoonka Baarlamaanka Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka (Muuqaal) Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo…
1 daqiiqo Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta Ansixiyay Xeer hoosaadka Golaha Baarlamaanka Konfur galbeed oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Baydhabo ayaa xeer hoosaadkii baarlamaanka ku ansixiyay cod aqlabiyad leh. Fadhiga baarlamaanka ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Cabduqaadir Shariif,…
1 daqiiqo Xildhibaanada Somaliland oo ugu Baaqay Shacabka Iney Qaataan Kaarka Diiwaan Gelinta Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada baarlamaanka Soomaaliland oo kula hadlay saxaafadda magaalada Hargeysa ayaa ku dhiirri galiyay dadweynaha iney isugu soo baxaan diiwaan gelinta doorashada…
1 daqiiqo Wasaaradda Arrimaha Dibadda: Waxaa Laga Gudbayaa Marxaladdii Deeqaha Soomaaliya Loo Soo Marsiin Jiray Hay’adaha Caalamiga Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo dhiiragelinta maalgashiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Khaalid Cumar ayaa sheegay in waqtigan laga gudbayo marxaladaha la xiriira deeq bixinta Soomaaliya ee loo soo marin jiray…
1 daqiiqo Golaha Amaanka oo soo Saaray Qaraar Looga Hortagayo Kufsiga ay ku Kacaan Ciidamada Nabad Ilaalinta Golaha amaanka ayaa jimcihii soo saaray qaraar looga hortagayo kufsiga sii kordhaya ee ay ku kacaan ciidamada nabad ilaalinta qaramada Midoobay. Ciidamada nabad ilaalinta qaramada Midoobay ayaa lagu eedeeyay in…
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Baaraysa Dareere Waxyaabo Badan Loo Adeegsan Karo Oo Ciidanku Qabteen Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay baaritaan ku sameyn doonto dareere shalay ay ciidamada ammaanka ku qabteen howlgal ay ka…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Qarax Waxyeello Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax Miino oo khasaare dhaawac u badan geystay. Qaraxaan ayaa la sheegay…