Taliyaha NISA Oo Su’aalo Lagu Weydiinayo Xarunta Baarlamaanka Federaalka Xarunta baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxaa goordhaw ka furmay kalfadhii 7aad kulankiisii 41aad iyadoo u shir guddoominayo kulanka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xubnaha golaha shacabka Soomaaliya ayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Warbixin Ku Saabsan Gabood Fallada Ciimadoodu Geystaan Iyo Dalalka Ciidamadaasi Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin dheer oo ku saabsan gabood fallada ay ciidamadooda nabad ilaalinta ah u geystaan dadka shacabka ah. Gabood falladaan ayaa waxaa ka mid ah Kufsi,…
2 daqiiqo Baarlamaanka Afrika Oo Ka Hadlay Xalaadda Ammaan Ee Soomaaliya Kulanka Baarlamaannada Afrika ay ku yeesheen 3 Marso magaaladda Johannesburg ayaa la horkeenay warbixin ay soo diyaariyeen guddiga arrimaha ammaanka Africa, iyadoo si gaar ah looga hadlay xaaladda amni darro…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Qaraxyo Isxigxiga Oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in goor dhaw halkaasi ay ka dhaceen illaa iyo 5 qarax oo ah Miinooyin nooca dhulka lagu aaso…
1 daqiiqo Ganacsatada Magaalada Marka Oo Dib u Furay Xarumahoodii Ganacsi Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose waxaa haatan laga dareemayaa in uu dib usoo laabanayo dhaq dhaqaaqyadii ganacsi ee magaaladaasi looga bartay kadib maalmo badan oo magaalada amniga oo…
1 daqiiqo Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya Oo Wadda Dadaal Lagu Sii Deynayo Soomaali Ku Xiran Nairobi Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya Cali Maxamed Sheekh ayaa booqday maxaabiis Soomaaliyeed oo ku jirta xabsi lagu magacaabo Burburu oo ku yaalla magaalada Nairobi, waxaana maxaabiistaan laga soo qabtay…
1 daqiiqo Dayactir Lagu Sameynayo Waddo Isku Xirta Godinlabe Iyo Hobyo Ee Mudug Iyo Galgaduud Dib u habeyn ayaa lagu sameynayaa waddo dheer oo isku xiraysa degmada Hobyo iyo deegaanka Godinlabe ee gobollada Mudug iyo Galgaduud taasi oo in muddo ah aan wax dayactir ah…
2 daqiiqo Kulan Looga Hadlayey Doorka Dhallinyarada Ee Siyaasadda Qaran Oo Lagu Qabtay Cadaado Kulan looga hadlayey siyaasadda qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, waxaana ka qeybgalay kullankaasi 70 dhallinyaro ah oo ka kala yimid deegaannada Galmudug. Kulankaan…
2 daqiiqo Dowladda Turkiga Oo Awood Kula Wareegtay Mid Ka Mid Ah Wargeysyada Ugu Caansan Dalkaasi Boliska dalka Turkiga ayaa xoog ku galay xafiisyada wargeyska mucaaradka ah ee Zaman saacado un kadib markii maxkamadi ay xukmisay in dowladda la hoosgeeyo lana socota dhaq dhaqaaqa wargeyskaasi. Booliska…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Isbitaalka Madiina Ku Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxyadii SYL Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho waxa uu ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka…