Gedo: Roob Ka Da’ay Deegaanno Biyo La’aan Ka Jirtay Roobabka xilliga deyrta ayaa ka curtay deegaanno kamid ah gobolka Gedo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya xilli deegaannadaasi ay roob la’aan ka jirtay. Deegaannada roobkani uu ka da’ay ayaa waxay hoostagaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Faah Faahin:- Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaarahada dagaalka ee dalka Kenya ay ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolka Gedo kuwaasi oo khasaare nafeed geystay. Deegaannada ay diyaaradahan duqeeyeen…
1 daqiiqo Maamulka Galmudug Oo Rajo Ka Muujiyay Mira Dhalka Wada Hadalka Ay Kula Jiraan Ahlu-sunna Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in ay meel wanaaagsan marayaan arimahihii wada hadallada ee kala dhaxeeyay Ahlu-sunna Waljameeca. Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali oo…
2 daqiiqo War-Murtiyeedkii Shirka Madaxda Baarlamaanada Carabta Oo Ku Soo Dhamaaday Magaalada Qaahira Waxaa soo dhamaaday xalay 25 febraayo shirkii madaxda baarlamaanada Carabta ee ka dhacayay xarunta jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira. Gabagabadii ayaa waxaa hadal murtiyeedka shirka soo jeediyay Dr.Cali Cabdi al-Caal…
1 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Siyaasadda Guddiga Ammaanka Iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-Jiir”, iyadoo kulankan Warbixino looga dhageystay…
1 daqiiqo Shir Heer Wasiir Ah Oo Looga Hortagayo Cudurada Oo Labo Maalin Ka Socda Adis Ababa Wasiirada maaliyadda iyo caafimaadka ee Afrika ayaa arbacdii iyo khamiista waxaa ay ku shirsan yihiin Adis Ababa si ay uga hadlaan ka hortagga cudurada ee Qaaradda Afrika. Wasiirada ayaa dadaal…
1 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Ku Ridday Lix Qof Oo Ku Edeysan Dilkii Wariye Hindiyo Xaaji Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka ayaa maanta xukun ku riday Lix qof oo ku eedeysnaa inay ka dambeeyeen dilkii Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed oo ku geeriyootay qarax gaarigeeda…
1 daqiiqo Afar Ruux Oo Isku Qoys Ah Ayaa Ku Geeriyootay Madaafiic Kusoo Dhacday Xaafado Ka Tirsan Muqdisho Wararka ka imaanaya degmooyinka Howlwadaag iyo Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw xaafado ka tirsan degmooyinkaasi lagu garaacay madaafiic sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Ku Dhaw Degmada Dhuusamareeb Ee Galgaduud Shacabka ku dhaqan deegaanka Shimbiraalle ee hoostaga degmada Dhuusmaareeb ee gobolka Galgaduud ayaa xilligaan ka cabanaya biyo la’aan baahsan oo deegaankooda ka jirta. Maxamed Xirsi oo ka mid ah dadka…
2 daqiiqo Shirkii Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Carabta Oo Ay Maanta Horyaallaan Qodobbo Xasaasi ah Guddomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad ka jeediyey shirka madaxda baarlamaannada Carabta uga socda xarunta Jaamacadda Carabta ee Magaalada Qaahira ee caasimadda waddanka Masar. Shirkan ayaa…