Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Sheegay Inay Wadaan Qorshe Looga Hortagayo Weerarada Al-shabaab Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal ku aadan inay ka hortagaan weerarada kaga yimaada dhanka Al-shabaab. Korneel Khaliif Cumar Xiireey oo ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shacab Ka Barakacaya Deegaanka Ceelcadde Ee Gobalka Gedo Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in shacabkii ku dhaqnaa halkaasi ay billaabeen inay barakacaan kadib cabsi soo wajahday. Dadkaan ayaa la arkayaa iyaga oo…
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarkii Ceel-Cadde Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku dhaleeceysay weerarkii Jimcihii Al-shabaab ka qaadeen saldhigga AMISOM ee Ceel-Cadde. Dowladda waxaa ay sheegtay in xanuunka ay la qeybsaneyso shacabka iyo…
1 daqiiqo Bandow Xilliga Habeenkii Ah Oo Lagu Soo Rogay Degmada Afgooye Badnow ayaa xilliga habeenkii ah waxaa lagu soo rogay degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo lagu yareynayo isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Maamulka degmadaasi ayaa sheegay in bandowga…
3 daqiiqo Barakacayaasha Ku Nool Muqdisho Oo Caruurtooda u La Waxbarasho Qoyasas badan oo ku nool xeryaha barakacayasha ee ku yaala magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda ayaa caruurtooda aysan haysan waxbarashada Asaasiga ah marka laga reebo Dugsiga Qur’aanka Kariimka oo ay dhigtaan…
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka Iyo Kan Jubbaland Oo Markii Ugu Horreysay Wada Shaqeyn Doona Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa la kulmay guddoonka iyo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Jubbaland. Kulankaan oo ahaa mid isbarasho ah ayaa halkaasi waxaa hadal ka jeediyay gudoomiye Jawaari oo…
2 daqiiqo Axmed Madoobe: Shirarka Siyaasadda Yaan Lagu Mashquulin Ee Bulshada Haloo Soo Jeesto Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa ku taliyay in aan dowladda Federaalka iyo maamul gobaleedyada…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan “Ma Jirto Colaad Iyo Kala Qeybsanaan, Laakiinse Waxaa Jirta Talo Ruug” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waxbadan ay isla meel dhigeen isaga iyo madaxda maamul goboleedyada kadib kulamadii maalmahaan uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka…
1 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Meelmariyay Xeerka Diiwaangelinta Shidaalka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa Khamiistii oo taariikhdu ahayd 14ka Janaayo 2016 ansixiyey Xeerka Diiwaangelinta Shidaalka. Ujeeddada loo abuuray xeerkani waxay tahay sidii macluumaadka khuseeya heshiisyadii iyo wixii la…
2 daqiiqo Dabley Weerartay Hotel Ku Yaalla Caasimadda Wadanka Burkina Faso Dabley hubeysan ayaa weerartay Hotel ku yaalla caasimadda dalka Burkina Faso, ee Ouagadougou halkaasi oo ay ku badnaayeen dad reer Galbeed ah. Waxaa la xaqiijiey ugu yaraan in halkaasi ay…