Dowladda Talyaaniga Oo Sheegtay In Ay Diyaar u Tahay Caawinta Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Talyaaniga Paolo Gentiloni oo ka qeybgalaya shirka madasha 6aad ee ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa sheegay in sanadkani uu muhiimad gaar ah… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Guddoomiye Jawaari Oo Ka Qeybgalay Shirkii Ugu Horreeyay Ee Madaxda Baarlamaannada Carabta Waxaa maanta ka furmaya dalka Masar shirkii 1-aad ee madaxda baarlamaanada Carabta, iyadoo ay ka qeyb galayaan 17 guddoomiye baarlamaan, iyo in ka badan 50 xubnood oo ka mid ah…
1 daqiiqo Dowladda Hoose Ee Istanbul Oo Magaalada Muqdisho Ugu Deeqday GaadiidKA Dadweynaha Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dowladda Hoose ee Istanbul ay ugu tabarucday gobalka Banaadir 30 gaari oo nooca dadweynaha ah. Odrugan oo ka hadlayey shir saxaafadeed…
1 daqiiqo Dabley Hubeysan Oo Nin Darawal Ah Ku Dilay Degmada Afmadow Ee J/hoose Dabley hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose ku dileen nin la sheegay inuu ka mid ahaa darawallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha ee halkaasi ka shaqeeya.…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhiggiisa Turkiga Oo Kulan Gaar Ah Ku Yeeshay Istanbul Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Istanbul. Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka…
2 daqiiqo Xasan Sheekh oo Sheegay in Soomaaliya Noqon Doonto Meel Dhaqaalo Fiican Oo Loo Soo Dalxiis Tago. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Turkiga Erdogan iyo ku xigeenka xogeyaha guud ee qaramada midoobey Jan Eliasson ayaa shir jaraa’id goor dhaw ku qabtay Istanbul. Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa si fiican…
2 daqiiqo Madaxweyne Erdogan oo Amaanay Horumarka Dalka, Kuna Booriyay Beesha Caalamka Garab Istaagga Soomaaliya Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka madasha Istanbul ee Hiigsiga 2016-ka. Madaxweynaha Turkiga waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay ku tilaabsatay tillaabooyin hor u mar leh…
4 daqiiqo Qodobada Khudbaddii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Furitaanka Shirka Istanbul Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka hadlay shirka Hiigsiga ee Istanbul isagoo soo qaatay arrimo badan oo ay ku jiraan ilaa 5 caqabad uu sheegay in ay hor…
2 daqiiqo Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Ka soo Jeeda Gobolka Gedo Oo Eedeyn U Soo Jeediyay Madaxweynaha Jubbaland Waxaa in muddo ah socday dedaallo lagu doonayey in wax looga qabto khilaafka u dhexeeya maamulka Jubbaland iyo dhinacyada ka soo horjeeda ee ka tirsan mucaaradka maamulka ee ka soo…
2 daqiiqo Shirka Kobcinta Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Istanbul Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka kobcinta dhallinyarada Soomaaliyeed kaasi oo arrimo badan looga hadlay. Waxaa shirkaan ka qeybgalay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid…