Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Somaliland Ee Bishii January 2016 Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee bishii January 2016 ka dhacay guud ahaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Somaliland. January 3, 2016: Magaalada Caynaba waxaa lagu… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Guddoonka Baarlamaanka Oo Soo Saaray Habraaca Ansixinta Wax Ka Bedelka Dastuurka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlayey Xubnah Baarlamaanka Sabtidii shalay Kalfadhiga 7-aad , kulankiisa 32-aad ayaa Sheegay in la isku raacay In Baalamaanka la hor keeno 15ka bishan February warbixintii wax…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Qarax Lala Eegtay Guddoomiye Ku Xigeenka Gobalka Gedo Wararka Goobjoog News ay ka heleyso degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in goor dhaw qarax Miino lala eegtay gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo…
1 daqiiqo Baarlamaanka Puntland Oo ka Arrinsaday Doorashooyinka 2016-ka Kulan ay sabtidii isugu yimaadeen Baarlmanka Puntland ayey kaga hadleen arrimo la xiriira qaabka doorashada lagu wado sanadkan gudihiisa iney ka dhacdo Soomaaliya, Taas oo horey ay go’aan uga soo…
1 daqiiqo War Saxaafadeed:Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa ay ku dhisan tahay tiirarka xoojiya nabad-gelyada iyo ammaanka qaran ee heer gobol iyo heer caalami ah, iyadoo ka qeybgal rasmi ah laga sameynayo diblomaasiyadda…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Hor tagaya Baarlamaanka Federaalka Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hor tagaya xubnaha Baarlamaanka Dalka . Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Sabtidii shalay ahayd Sheegay in Madaxweynuhu…
3 daqiiqo Fanaan Cawaale Aadan Oo Hees Soomaali Ah Uga Qeybgalaya Tartan Faneedka Afrika (Wareysi Gaar Ah) Cawaale Aadan waa wiil da’yar oo ah fannaan Soomaliyeed waxaa uu ka qeyb galayaa tartan faneedka Africa ee sanadkiiba mar loo qabto fannaaniinta qaaradda Africa. Goobjoog FM oo wareysi gaar…
1 daqiiqo Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay Gantaal Dheereeya Kuuriyada waqooyi ayaa tijaabisey gantaal ridadiisu ay fogtahay oo sida muuqata ku xad gudbaya qaraaradii Qaramada Midoobay horay uga soo saartay arrintaa. Wadamada awoodda leh ee Mareykanku uu ka mid…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmooyin Ka Tirsan Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran waxay ka wadaan degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee magaalada Muqdisho. Howlgalladaan ayeey ciidanku billaabeen saqdii dhexe ee xalay, waxaana la sheegayaa in…
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Natiijo Horudhac Ah Kasoo Saartay Baaritaanka Qaraxii Ka Dhex Dhacay Diyaaradda Daallo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa natiijo horudhac ah waxay kasoo saartay qaraxii Labadii bishaan ka dhex dhacay diyaaradda Daallo Airline xilli ay hawada ku jirtay. Cali Axmed Jaamac Jangali oo ah…