Galmudug Oo Soo Badbaadisay Nin Kenyaan Ah Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa soo badbaadiyay Muwaadin Kenyaan ah oo muddo Sanad iyo 8 Bil lagu heystay deegaanka Xinlibi ee Mudug. Ninkan ayaa lagu soo badbaadiyay Howlgalka ciidamada Galmudug ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo ku dhawaaqay Afar xubnood oo ka mid ah Guddiga Doorashooyinka maamulka Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa 15 Febraayo ku dhawaaqay xubnaha Guddiga doorashooyinka maamulka ee uu xaqa u siinayay dastuurka Puntland magacaabistooda, guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa afarta xubnood laga…
1 daqiiqo Kenya Oo Sheegtay Inay Diyaarisay Xabsiyo u Gaar Ah Al-shabaab Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ay xabsiyo cusub ay ka fureen dalkaaasi kuwaa oo lagu xirayo Al-shabaab iyo dadka looga shakiyey xagjirnimo. Madaxweynaha oo ka hadlayey xaflad…
1 daqiiqo Puntland Oo Sheegtay Inay La Dagaallameyso Dadka Wax Ka Tahriibiya Deegaannadeeda Maamulka Puntland ayaa sheegay in marnaba aanay u dulqaadan doonin dadka wax ka tahriibiya deegaannada maamulkaasi, iyaga oo sheegay in dadkaasi ay gacan adag ku qaban doonaan. Admiral C/risaaq Diiriye…
3 daqiiqo Taariikhda Boutros Boutros Ghali iyo Kaalintii Uu ku Lahaa UNOSOM Waxaa Talaadadii Qaahira ku geeriyooday Xoghayihii guud ee hore ee qaramada Midoobay Boutros Boutros Ghali isagoo da’diisu ay ahayd 93 jir. Boutros Ghali waxaa uu noqday xoghayaha guud ee qaramada…
1 daqiiqo Xildhibaanada maamulka Jubbaland Oo Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2016 Xildhibaanada baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland oo kalfadhigii kowaad kulankiisii 54aad ku yeeshay xarunta baarlamaanka ee magaalada Kismaayo ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyay miisaaniyad sanadeedka Maamulka ee 2016. Kulanka baarlamaanka…
1 daqiiqo Maamulka Afgooye Oo Beeniyay Askar La Sheegay Inay Kaga Geeriyootay Dagaalkii Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa been abuur ku tilmaamay in weerarkii habeen kahor Xarakada Al-shabaab ku qaadeen degmadaasi looga dilay 10 ka mid ah askarta degmadaasi. Yuusuf…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Buuloburde Oo Faah Faahiyay Dil Ka Dhacay Degmadaasi Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dil la sheegay in Xarakada Al-shabaab ay u geysteen nin dhallinyaro ah oo muddo Shan Bil kahor ah ka qafaasheen degmadaasi.…
2 daqiiqo Wasiirada Amniga Iyo Gaashaanidhigga Oo Su’aalo Lagu Waydiiyay Xarunta Baarlamaanka & Mooshinkii Xasaanadda Oo La Gudagalay Xildhibaanada golaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhigii 7-aad kulankiisii 36-aad, waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Kulanka maanta ayaa ku saabsanaa su’aalo weydiin seddex…
2 daqiiqo Guddiga Xalinta Khilaafyada Saxaafadda Iyo Wasiir Maareeye Oo Ka Shiray Khilaafka NUSOJ Gudiga xalinta Khilaafaadka Saxaafadda oo iskood isku taagay ayaa maanta waxay kulan gaar ah la qaateen wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, waxaana ay kala hadleen sidii…