Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Wadada Isku Xirta Sh/hoose Iyo Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka sameeyeen waddo isku xirta goballada Baay iyo Shabellaha Hoose. Abukar Cabudllaahi Isaaq oo ah gudoomiyaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Somaliland Oo La Heshiiyay Beello Deggan Koonfurta Gobalka Sool Magaalada Caynaba waxaa lagu soo gabagabeeyay wada hadal u socday maamulka Somaliland iyo beello deggan Koonfurta gobalka Sool, iyaga oo ka heshiiyay khilaaf horay u jiray. Maamulka Somaliland ayaa wafdi…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Jowhar Oo Ammar Ku Bixiyay In La Burburiyo Dhismooyinka Sharci Darrada Ee Degmadaasi Maamulka Degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe waxa ay ammar ku bixiyeen in gabi ahaanba la burburiyo dhismayaasha sharci darrada ah ee ku yaalla degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdiqaadir Cabdulle…
2 daqiiqo Faah Faahin:- Dowladda Sacuudiga Oo Daldashay 47 Ruux Dowladda Sacuudiga ayaa daldashay 47 ruux oo ku eedeysan waxa loogu yeero argagaxisada sida laga soo xigtay wasaaradda arrimaha Gudaha dalkaasi. Dadka la dilay waxaa ma kid ahaa nin dowladdu…
1 daqiiqo Madaxweynaha Jubbaland Oo Shaaciyay Waqti Ay Billaabayaan Howlgalka Wabiga Jubba Ee Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ugu horeen waxa uu sharaxaad ka bixiyay safar uu ku tagay…
1 daqiiqo Madaxda Puntland Oo La Xisaabtamaya Wasiiradooda Magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxaa ka furmay shir ballaaran oo la sheegay inuu yahay mid lagula xisaabtamayo dhammaan wasiirada maamulkaasi. Shirkaan oo socon doona muddo Afar maalin ah ayaa…
2 daqiiqo Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Taliyaha AMISOM Oo Ka Shiray Dardar Gelinta Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab (Sawirro) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ee AMISOM Jeneraal Mohammedesha Zeyinu, waxana kulanka ku weheliyey Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Ismiidaaminta Ee Ka Dhacay Maqaayadda The Village Ee Muqdisho (Sawirro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay maqaayadda The Village oo ku taalla daarta Hooyooyinka, degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Weerar Ismiidaamin Ah Oo Ka Dahacay Maqaayad Ku Taalla Magaalada Muqdisho Wararka nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay maqaayadda the Village oo ku dheggan daarta Hooyooyinka degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Goobjooge ku…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Xudur Oo Beeniyay In Saraakiil Itoobiyaan Ah Ay Hor Istaageen Xildhibaanno Ku Wajahnaa Ceelbarde Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa beeniyay in xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya loo diiday inay galaan degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool, kuwaasi oo la sheegay in ay…