Wasiiro iyo Xildhibaano Federaalka ah oo Beledweyn Kula Shiraya Odoyaasha Dhaqanka Kulamo lagu xalinayo khilaafka ka dhashay maamul u sameynta labada gobal ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta si rasmi ah uga billaabanaya magaalada Baladweyne. Sida uu ku warramayo weriyaheena… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Kenya iyo Soomaaliya oo Saxiixday heshiis wada shaqeyn ah Kenya iyo Soomalaiya ayaa axaddii qalainka ku duugay heshiis wada shaqeyn ah, kaas oo xoojinaya xiriirka ka dhaxeeyay labada dal. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo dowladda Kenya, ayaa xarunta Midowga…
1 daqiiqo Maamulka gobalka bari oo qaswadayaal ku eedeeyay dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay magaalada Boosaaso Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays oo ka hadlayay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in shaqsiyaad ku sugan magaalada Boosaaso ay ka dambeeyeen dibadbaxyadaasi. Wuxuu sheegay in dadkaasi ay qas wadayaal…
1 daqiiqo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya“Itoobiya wey wadi doontaa taakuleynta ilaa nabad iyo xasilooni ay Soomaaliya ka hesho” Kulanka oo ka dhacady Adis Ababa, waxaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo arrimaha nabadda iyo amniga dalka Soomaaliya. Ra’isul waasaraha Itoobiya Heilemariam Desalegn waxaa uu sheegay in mar walba…
1 daqiiqo Dad lagu dilay rabshado ka dhacay Boosaaso 2 qof ayaa ku dhimatay dibad baxyo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta dhaqaalaha maamu goboleedka Puntland. Dadkan ayaa la sheegayaa in ay ka soo horjeedeen siyaasadaha maamulka Puntland, sida…
2 daqiiqo Qodobada ugu Muhiimsan ee sharciyada qaxootiga iyo xanaanada xoolaha oo baarlamaanka laga hor akhriyay Kulanka 29-aad, Kalfadhiga 7-aad ayey baarlamaanka federaalka soomaaliya isugu yimaadeen, waxaa shir guddoominayey Jeylaani Nuur Ikar, waxaa akhrinta 3-aad maray Sharciga Qaxootiga halka akhrinta 2-aad uu maray sharciga xanaanada xoolaha. Sharciga…
1 daqiiqo Hoobiyeyaal lagu tuuray Muqdisho iyo dhimasho iyo dhaawac ka dhashy Wararka ka imaanaya Wardhiigley ayaa sheegaya in halkaas ay ku dhaceen hoobiyeyaal dhowr ah kuwaas oo geystay dhaawac iyo dhimasho Hal qof ayaa dhintay, 7 kale waa ku dhaawacantay duqeyn…
1 daqiiqo Cabdilaahi Gaafoow Maxamuud oo diiday in qaab musuq ah lagu helo Baasaboorka Taliska Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowlada Federaalka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay jiritaanka wararka la xiriira in dadka Soomaaliyeed, caqabad xoogan ay kala kulaam helidda Baasboorka. Taliyaha Waxdaas Cabdilaahi…
4 daqiiqo Noloshii Caagga Marnaa ee Maxamed Yare Soomaalida Waxay ku maah maahdaa Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan ,waana halka ay ka billaabaneeyso qisadan gaaban ee ku qotonta hardanka nolosha qoyska Maxamed yare oo hadda ah isha dhaqaale…
1 daqiiqo Marka: Barakacayaal Ku soo Noqonaya Degmada iyo AMISOM oo Xarumo Ka Dhigtay Goobihii Waxbarashada Magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelada hoose ayaa la sheegayaa in barakacayaashii ay bilaabeen in dib ugu soo noqdaan magaalada kadib dagaalo beelo ah oo halkaas ka dhacay. Maamulka degmada…