Howlgal lagu soo qabqabtay in ku dhow 100 qof ayaa ciidanka dowladda ay ka sameeyeen degmada Baardheere. Howlgalladan ayey ciidamada waxay billaabeen markii degmadaasi lagu dhaawacay guddoomiyihii maxkamadda ee degmada Baardheere. Maamulka Baardheere ayaa laga soo xigtay in dadka la qabqabtay lagu hayo saldhigga degmada oo ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo 12 Isbaaro oo Laga Dhigtay Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye iyo Deegaanka No. 50. Gobolka Shabeelada hoose waxaa dhibaato ba’an ku haya isbaarooyinka, waxaa isbaarooyin laga sheegayaa wadooyin badan oo gobolka ah, taasi amni dari keeneysa. Goobjoog News ayaa ogaatay in wadada xiriirisa degmada…
1 daqiiqo Shir madaxeedka Afrika ayaa lagu soo gebagebeeyay magaalada Adis-Ababa ee wadanka Itoobiya. Shirkani oo labo maalmood socday waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dowladda federaalka Xasan Sheekh iyo madax kale oo ka socotay wadamada Afrika. Shirka ayaa arrimaha ugu waa weyn ee lagaga…
3 daqiiqo Madaxweynaha Soomaaliya waxaan ciidan nabad ilaalin u direynaa Burundi Adis Ababa waxaa ku soo dhammaaday shirka midowga afrika, waxaana shirka dhinac socday shir uu shir guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh oo looga hadlayay xasi looni darrada dalka Burundi, gabagabada…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka wadahadley xaaladda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon. Madaxweynaha iyo Mr Ban…
1 daqiiqo Saleebaan Ciise Xaglatoosiye: Cali Khalif iyo Inta La Socoto, waa in La Iska Qabto Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin shaqsiyaadka khalaalasaha ka abuuraya Deegaanada uu ka taliyo Maamulkaas, isagoo dihniino jeediyay. Wasiirka Caafimaadka Maamulka Somaliland Saleebaan Ciise Xaglatoosiye isagoo ku…
1 daqiiqo Dhismaha Xarunta Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska oo Gebogebo ah Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay inay gebogebo ku dhowdahay dhismaha xarunta wasaaradda oo dhowaan dowladda Soomaaliya dayactir ay ku billowday. Wasiirka wasaaraddaasi Engineer Saalax…
2 daqiiqo Madaxweynaha oo Shir Madaxeedka Midowga Afrika uga waramey xaaladda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxda Midowga Afrika u sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatey horumar la taaban karo ee dhinaca siyaasadda iyo dib u heshiisiinta,…
1 daqiiqo Jabaan oo 37 Milyan Dollar oo Ammaanka wax Looga Qabanayo Ugu Deeqay Soomaaliya Dowladda Japan ayaa dhaqaale gaaraya 37 milyan ugu yaboohday Dowladda Federaalka Soomaaliya si wax loogu qabto arrimaha Ammaanka Dalka. Warkan ayaa yimid markii Madaxda Dalkaas hadal ay ka jeediyeen Kulanka…
1 daqiiqo Xildhibaan Cabdiqadir Xanafi oo Ka soo Horjeestay Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh. Dhexe Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa sheegay in isaga iyo xildhibaano kale oo ku sugan Magaalada Beledwayne aysan ku qanacsanayn Shirka Maamul u samaynta Hiiraan iyo Sh.DHexe. Xildhibaan …