Qarax Ka Dhacay Xamar Jajab Wararka ay Goobjoog News heshay ayaa sheegaya in uu Qarax gaari ka dhacay degmada Xamarjajab agagarka Ex isbitaalkii UNICEF, Weli ma cadda khasaaradaha halkaas ka dhashay iyo cidda lala beegsaday,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Mid ka mid ah Rakaabkii Saarnaa Diyaaradda oo la hadlay Goobjoog News Cali Yare oo ka tirsanaa dadkii saarnaa diyaaradii Daalo airline ayaa sheegay in uu qarax maqlay daaqadda C agteeda ee gudaha diyaaradda. Cali waxaa uu intaa ku daray in markii…
1 daqiiqo Faahfaahin Dheeraad ah: Diyaaraddii Daallo Airline ee Dabku Qabsaday Diyaaradda Airbus 321 ee Daallo Airline ayaa dab qabsadayayaa ka dib markii ay shan daqiiqo hawada ku jirtey, diyaaraddan ayaa markii hore ka timid Sacuudiga, iyadoo soo martay dalka Djabuti,,…
1 daqiiqo Diyaaradda Daalo Airline oo Dab Qabsaday Diyaarda Daalo Airline oo ka duushay garoonka Muqdisho kuna socotey Jabuuti ayaa dab ka dhashay ka dib markii ay shan daqiiqo hawada ku jirtey, Wararka waxaa ay intaas ku darayaan…
1 daqiiqo Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa bilaabay socdaalo kala duwan oo uu ku kala bixinayo bariga Somaliland Booqashooyinka uu ku tagayo Goboladaasi ayaa lagu sheegay inuu soo ogaanayo dhamaan Magaalooyinka howlaha ka socda isaga oo haatan ku sugan Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Somaliland…
1 daqiiqo Wasiiro iyo Xildhibaano Federaalka ah oo Beledweyn Kula Shiraya Odoyaasha Dhaqanka Kulamo lagu xalinayo khilaafka ka dhashay maamul u sameynta labada gobal ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta si rasmi ah uga billaabanaya magaalada Baladweyne. Sida uu ku warramayo weriyaheena…
2 daqiiqo Kenya iyo Soomaaliya oo Saxiixday heshiis wada shaqeyn ah Kenya iyo Soomalaiya ayaa axaddii qalainka ku duugay heshiis wada shaqeyn ah, kaas oo xoojinaya xiriirka ka dhaxeeyay labada dal. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo dowladda Kenya, ayaa xarunta Midowga…
1 daqiiqo Maamulka gobalka bari oo qaswadayaal ku eedeeyay dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay magaalada Boosaaso Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays oo ka hadlayay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in shaqsiyaad ku sugan magaalada Boosaaso ay ka dambeeyeen dibadbaxyadaasi. Wuxuu sheegay in dadkaasi ay qas wadayaal…
1 daqiiqo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya“Itoobiya wey wadi doontaa taakuleynta ilaa nabad iyo xasilooni ay Soomaaliya ka hesho” Kulanka oo ka dhacady Adis Ababa, waxaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo arrimaha nabadda iyo amniga dalka Soomaaliya. Ra’isul waasaraha Itoobiya Heilemariam Desalegn waxaa uu sheegay in mar walba…
1 daqiiqo Dad lagu dilay rabshado ka dhacay Boosaaso 2 qof ayaa ku dhimatay dibad baxyo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta dhaqaalaha maamu goboleedka Puntland. Dadkan ayaa la sheegayaa in ay ka soo horjeedeen siyaasadaha maamulka Puntland, sida…