War-murtiyeed Laga Soo Saaray Safarka Madaxweynaha Jubbaland Ee Cadaado Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho Laba maalin ah waxay ku joogeen magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, iyadoo gabagabada safarka madaxweynaha Jubbaland laga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Golaha Wasiirada oo go’aamiyay in xiriirka Diplomaasiyadeed loo jaro dowladda Iiraan Muqdisho, January 7, 2016 Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyada oo…
1 daqiiqo Rayid Ku Dhintay Madaafiic Lagu Garaacay Muqdisho Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay halka 4 kale ay ku dhaawacmeen madaafiic maanta ku dhacday xarunta degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal halkaas ku sugan ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Jubbaland Oo Beenisay In Ciidamada Itoobiya Ay La Wareegeen Gacan Ku Haynta Amniga Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar maalmahani dambe soo baxayay islamarkaana sheegayay in ciidamada Itoobiya ee gaaray magaalada Kismaayo ay la wareegeen guud ahaan amniga magaaladaasi. Afhayeenka…
1 daqiiqo Tartan Aqooneedka Kedis oo Maanta Furmay iyo 4 Dugsi oo Isku Arkay. Waxaa maanta Muqdisho bilowday tartan aqooneedkii Kedis ee Idaacadda Goobjoog kulankii 1-aad wareegii kowaad kaas oo ay ku tartamayeen dugsiyada kala ah Al- abaadir iyo Muzamil iyo Anas Bin…
2 daqiiqo Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee isugu jira Milatariga, Boolis iyo ciidanka Nabad sugidda ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxay ka sameeyeen howlgal amniga lagu xaqiijinayay. Ciidamadaan ayaa howlgalkaan…
3 daqiiqo Halis Ka Dhallan Karta Qashinka Isbitaallada Ee Lagu Shubo Goobaha Bulshadu Ku Badan Tahay Qashinka laga soo saaro xarumaha cafimaadka oo aan si wanaagsan looga taxadarin in meelaha bananka lagu daadiyo ayaa waxa ka dhalan kara cudura halis ah gaar ahaan cudurada faafa sida…
2 daqiiqo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo Ka Hadashay Qaabka Looga Bixi Karo Baahida Dalka Ka Jirta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka qaranka ayaa sheegtay in baahida ka jirta Soomaaliya looga bixi karo si fudu maadaama dalkeennu yahay mid hodon ah. Maxamuud Sheekh Xasan oo ah madaxa Kormeenka Hay’adaasi oo…
2 daqiiqo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Xayiraado Hor Leh Saaraya Waqooyiga Kuuriya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan tillaabooyin degdeg ah oo laga qaadayo dalka Waqooyiga Korea, kadib markii dalkaas uu Tijaabiyey gantaal nuuca hydrogen bombka ah.…
1 daqiiqo Sarkaal Ka Tirsanaa Dowladda Federaalka Oo Xalay Lagu Dilay Degmada Baardheere Ee Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dilay sarkaalka tirsanaa ciidanka dowladda ee ka howlgalayay degmadaasi. Koox hubeysan ayaa la sheegay…