Dowladda Maraykanka Oo Cambaareysay Rabshadihii Dhawaan Ka Dahacay Jabuuti Dowladda Maraykanka ayaa cambaareysay rabshadihii dhiigga ku daatay ee caasimadda dalka Jabuuti ku dhexmaray Booliiska iyo dad Siyaaro ka qeybgalayay. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Maraykanka ayaa lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Kismaayo Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Beerxaani oo duleedka ka ah magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada…
1 daqiiqo Shir Maamul Lagaga Garab Dhisayo Koonfur Galbeed Oo Lagu Qabanayo Degmada Ceelbarde Ee Bakool Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, siyaasiyiin, Odayaal dhaqameed ayaa sheegay in degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool ku qaban doonaan shir lagu dhisi doono maamul ka madaxbanaan maamulka Koonfur Galbeed.…
1 daqiiqo Baardheere:- 8-Sano Kadib Degmada Baardheere Oo Lagu Qabanayo Munaasabado Lagu Weyneynayo Dhalashada Nabigeena Muxummad (NNKH) Degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxaa maanta laga dareemayaa sanado badan kadib u diyaar garowga weyneynta dhalashada Nabigeena Muxummad NNKH. Qaban-qaabada xuskani ayaa ka soconaysa magaalada Baardheere, waxaana la soo…
1 daqiiqo Xidhibaan Maxamed Xasan “Reer Hiiraan Waxay Si Buuxda u Aqbaleen Wareegtadii Madaxweynaha” Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in waxgaradka ku dhaqan gobalka Hiiraan ay si buuxdo u taageereen una aqbaleen wareegtadii dhawaan madaxweyne Xasan…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Warbixiyay Ulajeedka Safarkii Uu Ku Tagay Baladweyne Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka warbixiyay ulajeedka safarkii uu ku tagay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiireaan, isaga oo sheegay in kulamadii uu magaaladaasi kula soo qaatay odayaasha…
1 daqiiqo Cabdiraxmaan Ceynte oo La Kulmay Wasiirada Qorsheynta Maamul Goboleedyada Wasiirka qorsheynta qaranka Mudane Cabdiraxmaan Ceynte ayaa maanta kulan la qaatay wasiirrada qorsheynta ee Puntland, Jubbaland, Southwest iyo Galmudug. Waxaa kaloo kasoo qayb galay Rugta Ganacsiga, Ururka Dhallinyarada Qaranka iyo…
1 daqiiqo Shariif Xasan Oo Booqasho Ku Tagay Degmada Diinsoor, Tababarna Usoo Xiraya Ciidamo Booliis Ah Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Sharif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray degmada Diinsoor ee gobalka Baay, halkaasi oo uu tababar ugu soo xiri doono ciidamo Booliis ah. Shariif Xasan waxaa…
1 daqiiqo Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka: Qabaa’ilka Hiiraan Dega waxay aqbaleen Wareegtadii Madaxweynaha Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Odowaa oo shir jar’aaid ku qabtay Baledweyn ayaa sheegay in ay halkaas u tageen sidii loo dhameyti lahaa wada hadalka dagaalka ka dhacay halkaas…
1 daqiiqo Dowladda Jabuuti Oo Shaacisay Tirada Shacabkii Ku Dhintay Rabshado Ka Dhacay Dalkaasi Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay tirada dadkii ku dhintay Rabshado dhawaan ka dhacay wadankaasi, kadib markii ay isku dhaceen sida la sheegay ciidanka Booliiska iyo dad shacab ah. Wasiirka Ariimaha dibadda…