Madaxda Puntland Oo La Xisaabtamaya Wasiiradooda Magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxaa ka furmay shir ballaaran oo la sheegay inuu yahay mid lagula xisaabtamayo dhammaan wasiirada maamulkaasi. Shirkaan oo socon doona muddo Afar maalin ah ayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Taliyaha AMISOM Oo Ka Shiray Dardar Gelinta Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab (Sawirro) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ee AMISOM Jeneraal Mohammedesha Zeyinu, waxana kulanka ku weheliyey Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Ismiidaaminta Ee Ka Dhacay Maqaayadda The Village Ee Muqdisho (Sawirro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay maqaayadda The Village oo ku taalla daarta Hooyooyinka, degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Weerar Ismiidaamin Ah Oo Ka Dahacay Maqaayad Ku Taalla Magaalada Muqdisho Wararka nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay maqaayadda the Village oo ku dheggan daarta Hooyooyinka degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Goobjooge ku…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Xudur Oo Beeniyay In Saraakiil Itoobiyaan Ah Ay Hor Istaageen Xildhibaanno Ku Wajahnaa Ceelbarde Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa beeniyay in xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya loo diiday inay galaan degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool, kuwaasi oo la sheegay in ay…
4 daqiiqo Professor Cabdi Ismaaciil Samatar “ Hogaanka Hadii Uu Imaan La’aan Kaa Noqdo Wareer Baad Ku Jiraysaa Waligaa” Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo u waramay Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hogaanka dalka iyo sidoo kale waxyaabaha la fili karo marka uu dhamaado waqtiga dowladda iminka…
2 daqiiqo Maamul Gobaleedyada Dalka Oo Loogu Baaqay Inay Ka Shaqeeyaan Danaha Shacabka Iyo Dalka Axmed Shire Falagal oo mar soo noqday wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay dhammaan maamul gobaleedyada ka jira dalka inay ka shaqeeyaan danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Mas’uulkaan ayaa…
1 daqiiqo Faah Faahin:- Koox Hubeysan Oo Weerar Ku Qaadday Saldhigga Degmada Hilwaa Ee Magaalada Muqdisho Koox hubeysan oo loo maleynayo inay ka mid yihiin Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen saldhigga degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho halkaasi oo rasaas xooggan la’isku…
3 daqiiqo Wasaaradda Maaliyadda Oo Soo Bandhigtay Hindisaha Daah Furnaanta Dowladda Oo Ay Shacabka Kula Wadagayso Xogta Dowladda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay…
2 daqiiqo Weerar Lagu Qaaday Xarun Ciidamada India Ku Lahaayeen Meel Ku Dhaw Xuduudda Ay La Wadaagaan Pakistan Rag hubeysan ayaa weeraray bar ay leeyihiin ciidamada cirka ee dalka India meel u dhaw xuduuda dalkaasi uu lawadaago dalka Pakistaan. Rasaas ayaa laga maqlay gudaha saldhigga ciidamada cirka ee…