Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Warbixiyay Safarro Uu Ku Tagay Dalalka Kenya, USA iyo Malta Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay safarro uu kusoo kala bixiyay dalalka Kenya, Maraykanka iyo Malta. Ugu horeen waxa uu sheegay inuu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Gobalka Nugaal Oo Laga Mamnuucay In Lagu Qabto Shirarka Looga Hadlayo Hiigsiga 2016 Maamulka gobalka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay in guud ahaan gobalkaasi laga mamnuucay in lagu qabto shirar looga hadlayo Hiigsiga 2016, illaa kuwa maamulka uu fasaxo. Gudoomiyaha gobalkaasi Cumar Cabdullaahi…
1 daqiiqo Cudurro Ka Dilaacay Degmada Mahadaay Ee Gobalka Shabellaha Dhexe Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in cudurro ay ka dilaaceen degmadaasi, kuwaasi oo saameeyay dadka halkaasi ku nool. Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Saalax Aadan oo la…
3 daqiiqo Xildhibaan Goodax Oo Sharaxay Labo Qodob Oo Kasoo Dhex Muuqan Doona Sharciga Lagu Mamnuucayo Ku Xadgudubka Xuduudaha Dalka Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo wareysi siinayay Goobjoog News, waxa uu sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay sharciga ay soo sameynayaan guddiyada…
1 daqiiqo Xaaladda Magaalada Baladweyne Oo Saaka Kacsan Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ku waramaya in xaaladda magaaladaasi ay tahay mid aad u kacsan. Waxaa magaalada saaka soo buuxdhaafiyay maleeshiyaad qaab…
2 daqiiqo Mid Ka Mid Ah Raggii Weeraray Paris Oo La Aqoonsaday Mas’uul sare oo u hadlay dowladda Fransiiska ayaa sheegay weeraradii ka dhacay Magaladda Paris oo ay ku dhinteen 130 kuna dhawacmeyn 350 ruux ay ku lug lahaayeen Seddex Kooxood. “Waa…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Warqadihii Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee India Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda India wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, HE. Ms Suchitra…
1 daqiiqo Guddiyada Arrimaha Gudaha Iyo Dibadda Baarlamaanka Oo 48 Saac Looga Sugayo Sharci lagu mamnuucayo ku xad gudubka Xuduudaha Dalka Kulanka 8-aad, Kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka ee maanta waxaa shir guddiiminayey Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Maxamed Cusmaan Jawaari. Waxaa madasha fadhiyay 162 Xildhibaan, ugu horeyn waxaa laga dooday qaraar ku aadandarbiga…
2 daqiiqo Warbixin: Jubbaland, KDF iyo Al-shabaab oo la sheegay in ay ka dhaxeyso Wada Shaqeyn iyo Axmed Madoobe oo Arrinkaas Inkiray Sida lagu sheegay warbixinta ay soo saareen Journalists for Justice waxaa faai’do lagu qiyaasay ilaa $400 million oo laga helay Sokorta laga dajiyo dekadda Kismaayo qeynsaday Ciidanka Kenya, Jubbaland iyo…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaasi oo khasaare geystay. Ciidamada Al-shabaab ayaa la sheegay…