Rag Hubeysan Oo Wiil Dhallinyaro Ah Ku Dilay Magaalada Marka Rag Hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ku dileen wiil dhallinyaro ah, iyaga oo sidoo kale dhaawacay ruux kale. Qof ku sugan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Faah Faahin: Taliyahii Ciidanka Booliiska Qeybta 21-aad Oo Lagu Dilay Degmada Caabudwaaq Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud loogu geystay taliyahii 21-aad ee ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Faarax Maxamuud Warsame. Xildhibaan Cabdi Sugule Guuleed…
1 daqiiqo Mareykanka Oo Beeniyay In Ciidamadooda Cirka Ay Duqeyeen Saldhigyo Ay Daganaayeen Ciidamada Dalka Siiriya Dowladda Maraykanka ayaa been abuur ku sheegtay wararka sheegaya in ay duqeyn dhanka cirka ah la eegatay saldhiyo ay deganaayeen ciidamada wadanka Siiriya. Arrintan ayaa timid kadib markii dowladda Suuriya…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxda Puntland Iyo Galmudug Oo Muqdisho Yimid Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib ugu soo laabtay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay la socdaan madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug State. Ra’iisul wasaaraha ayaa maalmahaan dambe…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Xarriga Ka Jaray Xarunta Keydka Shidaalka Muqdisho Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Xarunta Keydka Dhexe ee Shidaalka oo ay hirgeliyeen ganacsato Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Xildhibaanada oo Ka Dooday ilaalinta bedqabka dhulka iyo xuduudaha Soomaaliya, Loona qebiyay ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgashiga argagixisada. Kulanka 17aad, Kalfadhiga 7aad ee golaha shacabka waxaa ajendayaashiisa ka mid ahaa akhrinta 3aad sharciga iibka, qandaraasyada iyo dheef-wadaagga qaranka, waxaa sidoo kale ka mid ahaa akhrinta 1aad mashruuc sharci…
1 daqiiqo Barakac Ka Billawday Duleedka Degmada Dhuusamareeb Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaan lagu magacaabo Olol oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa dadkii deganaa waxay ka billaabeen barakac baahsan, ka dib markii ciidamo ka tirsan Ahlu-sunna ay…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Caabudwaaq Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Barakacayaasha Ku Sugan Degmadaasi Maamulka Degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay soo food saartay barakacayaasha ku dhaqan degmadaasi, kuna baaqay in gurmad loo fidyo. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Taliyahii Ciidanka Ilaalada Garoonka Boosaaso Oo La Dilay Taliyahii ciidanka Ilaalada garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Korneel Xasan Shire Amaan ayaa maanta lagu dilay gudaha garoonkaasi. Askari la sheegay in uu ka mid ahaa ciidanka ilaalada…
3 daqiiqo Xaq Ma u Leeyihiin Maamul Goboleedyada In Ay Sameystaan Ciidan Militari Ah? Dowladda Federaalka waxaa uu dhib badan ka heystaa maamullada hubeysan, dowlad goboleedyadaas hubeysan waxaa ay Khatar ku yihiin jiritaanka dowladnimo, Dastuurka dalka waxaa ku qoran in maamul goboleedyada aanay sameysan…