Koox Hubeysan Oo Nin Darawal Ah Ku Dilay Gobalka Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in koox hubeysan ay dileen nin darawal ah oo kaxeeynayey gaari Homey ah, kaasi oo ka mid ah gaadiidka ka shaqeeya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ku Booriyay Maamulladda Puntland Iyo Galmudug Adkeynta Wax Walba Oo Lagu Heshiiyo Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku booriyay maamul gobaleedyada Galmudug iyo Puntland inay adkeeyaan qodob walba oo heshiis ah, si loo helo xasilooni…
1 daqiiqo Sharciga Waxbarashada Dalka Oo Dhawaan Ka Bixi Doona Qabyo Qoraalka Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaalia ayaa sheegtay in Dhawaan ay soo saari doonto Sharciga Waxbarashada Dalka, ka dib markii shalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeyay Shirka wada tashiga Manhajka…
1 daqiiqo Ruushka Oo Sheegay In Xiriir Uu Ka Dhaxeeyo Turkiga Iyo Daacish Ruushka ayaa ku eedeyey dalka Turkiga in sababtii uu u soo riday diyaaraddii dagaal in ay ka dambeysay Turkiga oo ilaalinaya dano ganacsi oo kala dhexeeyay ururka Daacish. Warkan waxaa…
1 daqiiqo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalka Gaalkacyo Oo Sii Kordhay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa ka soconaya dagaal u dhaxeeyay ciidamada Galmudug iyo Puntland, iyadoo lagu soo waramayo inuu sii kordhay khasaaraha dagaalkaasi ka dhashay. Inta la xaqiijiyay waxaa…
1 daqiiqo Dadka Kasoo Jeeda Gobalada Waqooyi Oo Muqdisho Ku Leh Shir Ay Uga Aragti Dhiibanayaan Nuuca Doorashada 2016 Shir aragtidooda lagu Ogaanayo dadka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobalada Waqooyi Ee Dalka, kuna saabsan nooca doorashada dhici doonta sanadka 2016-ka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkani waxaa ka…
1 daqiiqo Faah Faahin Horudhac Ah Oo Laga Helayo Dagaalka Ka Socda Magaalada Gaalkacyo Dagaal u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa saaka ka billawday xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wariyaha Goobjoog…
2 daqiiqo Booliiska Malta Oo Xiray Muwaadin Soomaaliyeed Oo Looga Shakiyay Inuu Ka Mid Yahay Shabakad Dadka Tahriibisa Boliiska Malta ayaa xiray Nin Soomaaliyeed oo looga shakisan yahay inuu si sharci darro ah ku geliyey dalka Malta in ka badan 200 qof oo soo galooti ah kuwaas oo…
1 daqiiqo Barakacayaasha Ku Dhaqan Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Oo Gurmad Raashiin u Baahan Maamulka degmada Ceel-waaq ee gobalka Gedo ayaa ka deyriyay xaalada nololeed ee dadka barakacayaasha ah ee kuna dhaqan degmadaasi. Madaxa samafalka degmadaasi Faarax Macalin Bishaar oo la hadlay Goobjoog News,…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Socda Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug. Wariyaasheena ku sugan magaaladaasi ayaa…