Haweeney Isku Qarxisay Daafaha Paris iyo Baaritaankii oo weli Socda Booliiska Faranisiiska ayaa sheegay in labo qof ku dileen daafaha caasimadda Paris ee Saint Denis xilli halkaas ay ka wadeen baaritaan dad lagu tuhunsanaa weeraradii Jimcihii ka dhacay Paris. Booliiska… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh “Al-shabaab Awood Milatari Oo Kaliya Uma Adeegsaneyno” Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu aysan xal Milateri oo keliya ku raadineyn dhibaatada Xarakada Al-shabaab, laakiin sidoo kale ay dowladu dooneyso iney ku wajahdo Al-shabaab xal nabadeed…
2 daqiiqo Shacab Dhaliilay Nidaamka Loo Soo Xulayo Golaha Deegaanka Magaalada Gaalkacyo Ee Galmudug Xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa dhawaan ka billawday soo xulista golaha deegaanka maamulkaasi, si ay usoo doortaan duqa magaalada Gaalkacyo, ayaa hadana dhinaca kale…
1 daqiiqo Madaxweyne Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In Laga Taageero Dhismaha Iyo Tababarada Ciidamada Booliiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in laga taageero maamulkiisa dhismaha iyo tababarada ciidamada Booliiska. Waxa uu sheegay Shariif Xasan in ciidamada Booliiska ay yihiin…
1 daqiiqo Madaxweynihii Hore Ee Puntland C/raxmaan Faroole Oo Ka Digay In 2016 Lagu Laabto Nidaamka 4.5 Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed mar kale wax loogu qeybiyo nidaamka awood qeybsiga beelaha ee loo yaqaan 4.5. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Guddi Ka Kooban Labada Gole Ee Dowladda Oo Gaaray B/xaawo Si Ay Usoo Baaraan Xadgudubka Kenya Guddiga ay dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay degmada B/xaawo ee gobalka Gedo ayaa soo ogaanaya darbiga dowladda Kenya ka dhiseyso dhulka Soomaaliyeed ee xiga dhanka degmadaasi. Waxaa guddigani hogaaminaya wasiirka…
2 daqiiqo Shirar Looga Tashanayay Nooca Ay Noqon Doonto Doorashada 2016 Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalooyin Badan Oo Dalka Ah Shirar wadatashi ah oo looga hadlayay nooca ay noqon doonto doorashada dalka ka dhacaysa sanadka 2016-ka ayaa lagu qabtay magaalooyin badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya, kuwaasi oo Laba…
3 daqiiqo Kaaliyaha Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka oo Ka Hadlay Dilalka AMISOM, Dhibaatada Haweenka iyo Caruurta Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho Kaaliyaha Xogheyaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka , kaaliyaha ayaa booqasho waxaa uu ku maray magaalooyinka Nairobi, Muqdisho iyo Baydhabo.…
2 daqiiqo Wariye Cabdisalaan Hareeri Oo Aynu Ka Wareysannay Taariikhda Allaha u Naxariistee Wariye Cawke (Dhageyso) Wariye Cabdisalaan Hareeri oo ka mid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ayaan ka wareysannay taariikhda Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke oo saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan ‘’Weriye Cawke Waxa Uu Ahaa Nin Wax Weyn Soo Qabtey, Taariikhda Dalkana Baal Dahab Ah Ka Galey’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa hawlwadeennada kaalinta weyn…