Biyo La’aan Ka Taagan Deegaanka Xaafuun Ee Puntland Xaalad Biyo la’aaneed oo sameyn ku yeelatay Nolosha dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Xaafuun,Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland. Maxamed Ciise Maxamuud Oo kamid Ah Ururka dhalinyaradda ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Dalxa “Heshiiska Aan La Galnay Baarlamaanka Kenya Waa Mid Faa’ido Ugu Jiri Doonta Shacabka Soomaaliyeed” Guddoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiis 21-kii bishaan magaalada Muqdisho ay ku kala saxiixdeen guddiyada difaaca…
1 daqiiqo Diyaarad Rakaab Ah Oo Markii Ugu Horeysay Ka Degtay Garoonka Baardheere Ku Dhawaad 10-sano (Sawirro) Diyaarad Rakaab ah ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka degtay garoonka degmada Baardheere ee gobalka Gedo, halkaasi oo dhawaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Xarakada Al-shabaab. Diyaaradaan…
1 daqiiqo Suuq Madoobaad: Saamiyada Shirkado Caalami ah oo Hoos U Dhacay Suuqyada Shiinaha maanta uma aheyn maalin fiican oo Saamiyada shirkadaha dalkaasi ayaa hoos u dhac ku yimid taas oo cabsi galisay dadka saamiyada Maalgishta. Wararka dhaqaalaha dunida ee maanta waxaa…
2 daqiiqo Guddiga Warfaafinta oo Xildhibaanada u sharaxay Qodobada ay Wax Ka Badaleen ee Sharciga Saxaafadda, Kuna Dhiirigaliyay Meel Marintiisa Guddiga warfaafinta Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in ay qodob qodob uga doodeen hindise sharciyeedka Saxaafadda si waafaqsan qodobka 45aad faqraqdiisa 1aad, 2aad, 3aad ee xeer hoosaadka golaha shacabka. Qoraal loo…
1 daqiiqo Madaxweyne Guuleed Oo Loogu Baaqay Xalinta Beelaha Saluugsan Maamulkiisa Mid ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda deegaannada Galmudug ayaa ugu baaqay madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed in uu xalliyo saluugga ay qabaan qaar ka mid ah beelaha deggan gobalada…
1 daqiiqo Waxgaradka Ku Dhaqan Shabellaha Dhexe Oo Ka Digay Mooshinka Laga Geeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ka digay mooshinka ay xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ka geeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Suldaan Axmed Rashiid…
1 daqiiqo Shacabka Muqdisho Oo Aragti Ka Dhiibtay Waqtiga Dowladda u Haray Iyo Shaqooyinka Horyaalla Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqsdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen waqtiga u haray dowaldda Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale shaqooyinka u haray. Shacabka qaar oo…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Dagaalkaan ayaa ka socda deegaanno…
1 daqiiqo Xildhibaanada oo loo Akhriyay Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta, Loona Ballamiyay Ka Doodista. Baarlamaanka FederaalkaSoomaaliya ayaa maanta ka dhageystay guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka qodobadii ay wax ka badaleen ee la xiriiray sharciga shaqaalaha ajnabiga ah. Guddiga ayaa faahfaahin ka bixiyay sharciga shaqaalaha…