Puntland Oo Ka Digtay In Baarlamaanka Soomaaliya Uu Meel Mariyo Sharciga Shidaalka Hay’adda Macdanta iyo shidaalka Puntland ayaa digniin waxa ay ka bixisay in la meel mariyo sharciga shidaalka oo dhawaan la hor geeyay baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ay sheegeen in loo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Qaramada Midoobey oo Dowladda Federaalka Ka Codsatay in Ay Baarto Shirkadda SOMA Oil Guddoomiyaha kooxda kormeerka cunaqabataynta hubka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Rafael Ramires oo sidoo kale ah safiirka dalka Vanezuala u fadhiya Qaramada Midoobey ayaa warqad usoo qorey dowladda federaalka, wuxuuna kaga…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Mahadaay Oo Raadinaya Shaqsi Dil Ka Geystay Degmadaasi Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in baadi goob ay ugu jiraan shaqsi ay sheegeen in qof shacab ah uu ku dilay degmadaasi, kaa oo halkaasi ka…
1 daqiiqo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Oo Hay’adaha Samafalka Kala Hadlaya Caawinta Dadka Ka Imaanaya Yemen Wasiirka Arimaha gudaha ee maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maalintii shalay ahayd gaaray magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa waxa uu hay’adaha samafalka ah ee halkaasi ku sugan…
1 daqiiqo Lacago Been Abuur Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Lacag Shilin Soomaali oo been abuur ah, taasi oo ay wateen dad la sheegay in gacansato iska dhigayeen. Muxudiin Yuusuf Samatar…
1 daqiiqo Maamulka Deegaanka Goofgaduud Oo Ka Warbixiyay Duqeymo Ay Gobalka Baay Ka Geysteen Diyaaradaha Dagaalka Itoobiya Maamulka deegaanka Goofgaduud ee gobalka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradaha dagaalka Itoobiya ka geysteen deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Axmed Aadan Maxamed oo ah gudoomiyaha Goofgaduud ayaa…
1 daqiiqo Xildhibaan Dalxa “Maamulka Loo Dhisayo Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan Haloo Maro Wadada Sharciga Ah” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in sida sharciga dalka u yaallo loo maro hanaanka dhismaha maamulka loo sameynayo gobalada Hiiraan iyo…
1 daqiiqo Dowladda Oo Loogu Baaqay La Xisaabtanka Ciidamada AMISOM Ee Marka Sheekh Cumar oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya, in sida ugu dhaqsiyaha badan ay la xisaabtan kula gasho ciidamada AMISOM, gaar…
1 daqiiqo Ganacsiga Degmada Afgooye Oo Hakad Galay Ka Dib Roob Halkaasi Ka Da’ay Roob saameyn ku yeeshay ganacsigii guud ee degmada Afgooye ayaa lagu soo waramayaa in saacadihii ugu dambeeyay uu halkaasi ka da’ay. Wariyaheena Maxamed Cabdi Xasan ee ku sugan degmada Afgooye…
1 daqiiqo Axmed Madoobe Oo Wada Hadal La Gelaya Xubno Kasoo Horjeeday Maamulkiisa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maalintii shalay ahayd waxa uu safar ku tagay degmada Doolow ee gobalka Gedo, isaga oo kasoo amba baxay magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa…