Shirweynaha Saxafiyiinta Bariga Afrika oo Qabsoomey iyo Hoggaan La Doortey Shir aan Caadi ahayn oo ay isugu Yimaadeen Dalalka ku mideysan Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa ee loo EAJA oo ay ka mid yihiin; Somalia, Djibouti, Uganda, Tanzania, Seychelles, Rwanda, Burundi,… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Xaafadaha Degmada Baardheere Oo Weli Haawanaya (Sawirro) Degmada Bardheere ee gobalka Gedo waxaa 22-kii bishaan la wareegay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa AMISOM. In ka badan 5 sano waxaa degmadaasi maamulkeeda gacanta ku…
2 daqiiqo Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in guud ahaan ay qaldan tahay qaabka hadda loo wado siyaasadda Soomaaliya, islamarkaana uu tilmaamay…
2 daqiiqo Wasiir Diini Oo Ka Hadlay Caqabadaha Haysta Ciidamada Xoogga Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro Al-shabaab, dhismaha iyo isku-dhafka ciidamada qalabka sida, waxa uu siiyey shirkii Madasha…
2 daqiiqo Faysal Cali Waraabe “Riwaayad Bay Ahayd In 2016-ka Ay Doorasho Qof Iyo Cod Ah Ka Dhacdo Soomaaliya” Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in guud ahaan ay qaldan tahay qaabka hadda loo wado siyaasadda Soomaaliya, islamarkaana uu tilmaamay…
1 daqiiqo Maamulada Jubbaland Iyo Puntland Oo La Dhaliilay Korneel Maxamed Cabdullaahi Dhaqane oo ka mid ah saraakiishii lasoo shaqeeyay dowladii dhexe ee dalka ayaa sheegay in maamulada ka jira Soomaaliya ay dhammaantood is badeen awood aysan lahayn, taasi…
1 daqiiqo Wasiir Ceynte “Doorasho Qof Iyo Cod Ah Hadii Aan La Helin Micnaheedu Ma Ahan In Aysan Doorasho Jirin” Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay in hadda laga fikirayo qaabka dalka ay uga dhici lahayd doorasho, mar hadii aysan dhici karin…
1 daqiiqo Markabka Nawaal Seddax Oo Soo Gaaray Boosaaso Iyo Dadkii Saarnaa Oo Laga Dejiyay (Sawirro) Gabal dhacii shalay waxaa dekadda Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari kusoo xirtay markabka Nawaal Seddax, kaasi oo waday in ka badan 2-kun oo Qof, kuwaasi oo laga keenay dalka Yemen.…
1 daqiiqo Puntland oo War Murtiyeed Kasoo Saartay Sababta Ka Maqnaanshiyaheeda Shirka Hiigsiga Cusub Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay war saxaafadeed 6 bog ka kooban oo ay kaga hadlayso sababta ay oga qeybgali weysey shirka hiigsiga cusub, iyada oo faahfaahisey dhamaan waxyaabaha ay…
1 daqiiqo 40 Qodob oo Kasoo Baxay Shirka Hiigsiga Cusub oo Maanta Muqdisho Kusoo Gabogaboobey Waxaa maanta lasoo gabogabeeyey shirkii labada maalmood ka socdey magaalada Muqdisho ee Hiigsiga cusub , waxaana shirka laga soo saaray illaa 40 qodob. Qodobada shirka kasoo baxay waxaa ka mid…