1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Dhawaan Uu Madaxweynaha Galmudug u Magacaabay Deegaanka Gelinsoor Oo La Diiday Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan deegaanka Gelinsoor ee gobalka Galgaduud ayaa kasoo horjeestay maamul dhawaan madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed u sameeyay deegaankaasi. Kulan ay waxgaradkani isugu yimaadeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo Horey Ugu Hungoowdey Madaxweynaha, Haddana u Hiilineysa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu muddo 3 sanadood ah isku badalay 3 Ra’isulwasaare, kuwaasi oo dhamaantood ay isku dhaceen, markii dambana uu ka shaqeeyey in xilka laga qaado,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Lagu Iibiyo Qalabka Dhismaha Oo Kusoo Badanaya Degmada Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobalka Galgaduud waxaa kusoo badanayay maalmihii ugu dambeeyay xarumaha lagu iibiyo Qalabka dhismaha, ka dib, dib u dhis ka billawday magaaladaasi. Waxaa lagu iibiyaa xarumahaan dhammaan agabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Cadaaladda Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya. Xilkaan ayaa loo magacaabay Dr Ismaaciil Jimcaale Calasow, ka dib soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Askartii Ku Dhaawacantay Weerarkii Kismaayo Oo Muqdisho Loo Soo Qaaday Qaar ka mid ah askartii ku dhaawacantay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday xarunta jaamacadda Kismaayo oo lagu tababarayay ciidamo ka mid ah Xoogga dalka ayaa loo soo qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Jubbaland Oo Dhaliilay Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Shir Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Jubbaland ayaa dhaliilay baarlamaanka Soomaaliya oo Seddax Sano jirsaday. Waxa uu sheegay in mudadii Seddaxda Sano ahay ee uu shaqeynayay Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Garilley Ee Gedo Oo Sheegay Inay Ka Hortageen Weeraro Kaga Yimid Al-shabaab Maamulka deegaanka Garilley ee gobaka Gedo ayaa sheegay in ay ka hortageen weeraro kaga yimid dhanka Xarakada Al-shabaab, maalmihii ugu dambeeyay. Gudoomiye ku xigeenka deegaankaaasi Hilowle Aadan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Gaalkacyo Ka Billaabay Burburinta Dhismayaasha Sharci Darrada Ah Maamulka gobalka Mudug ee Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxa ay ka billaabeen howlgal ballaaran oo lagu doonayo in lagu burburiyo dhammaan guryaha iyo xarumaha sida sharci darrada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Socda Magaalada Kismaayo Ee Gobalka Jubbada Hoose Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose, saaka oo Axad ah, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi howlgallo ballaaran ay ka wadaan ciidamada Jubbaland. Howlgalkaan ayaa ah mid ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Baaritaan Lagu Sameyn Doono Weerarkii Kismaayo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu qaadey xarun ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidammada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ku…