1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Oo U Kuurgalaya Xaaladda Bini’aadannimo Ee Baardheere Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa gaaray degmada Baardheere ee gobalka Gedo si ay ugu kuurgalaan xaaladaha Bini’aadannimo ee degmadaasi ka jirta. Xubnaha Wafdigani ee ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay In Ciidamo Ay Geyso Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Maamulka degmada Qoryoole ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ka codsaday in halkaasi ay geyso ciidamo amniga wax ka qabtay. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Xaaji Cismaan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Go’aan Kasoo Saaray Sii Deganaanshaha Goobaha Danta Guud Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in gabi ahaanba aan la deganaan karin goobaha danta guud ee degmadaasi, islamarkaana aan la aqbali doonin in dadkaasi ay sii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Waqtiga Lasoo Dhejin Doono Natiijada Imitixaan Sanadeedkii Ay Qaadday Agaasimaha guud ee wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare Ismaaciil Yuusuf Cismaan oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in ay rajeynayaan natiijadii Imitixaankii wasaaraddu qaaday Sanad dugsiyeedka 2014-2015 ay in…
2 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho Oo Aragti Ka Dhiibtay Wax Qabadka Baarlamaanka Seddaxdii Sano Ee Lasoo Dhaafay Maanta waxa ay ku beegan tahay Seddax Sano guuradii kasoo wareegtay markii la dhaariyay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ay aragti kala duwan ka dhiibteen wixii…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maclow “ Baarlamaanka Wax badan Ayaa U Qabsoomay Mudadii Uu Shaqeynayey” Xildhibaan Maxamed Maxamuud Maclow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in waxyaabo badan u qabsoomay mudadii uu shaqeynayay baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu tilmaamay markii maanta oo kale…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Seddax Sano Jirsaday Maanta oo ay ku beegan tahay 20-ka bisha August 2015 waxaa Seddax Sano Jirsaday baarlamaanka Soomaaliya, ka dib markii laga baxay KMG-kii dalka muddo lagu soo maamulayay. Seddaxda sano ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanadii Mooshinka Keenay Oo Madaxweyne Xasan Ugu Baaqay Inuu Is Casilo Xildhibaanada Mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo la yeeshay Qaramada Midoobay, IGAD, Hay’adaha deeqda bixiya, qaar ka mid ah safaaradaha ku yaalla magaalada Muqdisho sida Ingiriiska iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya Iyo Kenya Waxaa Ka Dhexeeya Xiriir Wanaagsan Oo Soo Jireen Ah” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmey wafdi ka socdey Guddiga Difaaca iyo Arrimaha Dibedda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Magaalada Qardho Oo Furmaysa Iyo Qaxootigii Deganaa Oo Hoy La’aan Noqonaya (Sawirro) Wax ka yar laba todobaad ayaa ka harsan maalinta ay furmeyso waxbarashada jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada qardho, arrintaasina waxay mushkilad xoogan ku noqoneysaa ku dhawaad boqol qoys oo qaxooti…