2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Dhuusamareeb iyo Guriceel oo Shaqo Joojin Sameeyey Kulan ay isugu yimaadeen wariyeyaashaasi ayay ku shaaciyeen inaysan ka shaqeyn karin degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb maadaama ay wada shaqeyn waayeen maamulkii Ahlu Sunna kaga dhawaaqday Dhuusamareeb. Horay, waxaa Ahlu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM : Ma Jiraan Ciidamada Aan Kuweena Ahayn oo Gedo Ku Sugan Afhayeenka AMISOM Paul Jaguna oo hadal kooban siiyey wariyaha Goobjoog Munasar Maxamed Cabdi oo ku wehlinayay safar lagu tagay Baardheere ayaa beeniyey warar soo baxayay oo sheegayay in ciidamo Itoobiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Oo Qarax Lagula Eegtay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM, qarax Miino lagula eegtay degmadaasi, gaar ahaan halka loo yaqaano Boodboodka. Qaraxaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War War Deg Deg ah : Shir Muqdisho Uga Furmay Baarlamaanka Kenya iyo Soomaaliya War hadda nasoo gaaray waxa uu sheegayaa in wafti balaaran oo ka socday baarlamaanka dalka Kenya iyo baarlamaanka Soomaaliya uu hadda kulan uga furmayo xarunta guddoonka baarlamaanka ee Vila Hargeysa.…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Maaliyadda Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sababta Ka Dambeysa Dhimista Miisaaniyadda Dowladda Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeto ayaa xildhibaanada baarlamaanka waxa uu sharaxaad dheer ka siiyay sababaha xilligaan keenay in dib u eegis lagu sameeyo miisaaniyadda dowladda. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay dulkeedka degmada Waajid ee gobalka Bakool, kaasi oo khasaare geystay. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu magacaabay xoghayaha Joogtada KMG ee Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Federaalka. Xilkaan waxaa loo magacaabay Yaxye Cali Ibraahim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Ee Gobalka Hiiraan Oo Beeniyay In Ay Baneeyeen Deegaanno Ka Tirsan Gobalkaasi Taliska ciidanka Xoogga dalka ee gobalka Hiiraan ayaa waxba kama jiraan ku sheegay hadal kasoo yeeray Taliyaha AMISOM ee gobalada dhexe, kaasi oo ku aadan in ciidamada dowladda iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Baraawe Oo Laga Shiray Degmada Baraawe ee gobalka Shabellah Hoose waxaa ka dhacay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka iyo maamulka degmadaasi, kaasi oo looga hadlayay amniga degmada. Xuseen Barre Maxamed oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Degmada Garbahaarey Ee Gobalka Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad laga baqayo in dagaal ay sababto, taasi oo u dhaxeysa ciidamo…