1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabanqaabadii Ugu Dambeysay Doorashada Jubbaland Oo Kismaayo Ka Socota Iyo Waddooyin Xiran Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa ka soconaya qabanqabadii ugu dambeysay ee doorashada Jubbaland, iyadoo saacado ka dib ay doorashada billaaban doonto. Wariyaheena Cabdinaasir Saxansaxo oo howlo shaqo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Ciidamada Jubba Iyo Kuwa AMISOM Oo Gacanta Ku Dhigay Hub u Badan Walxaha Qarxa Ciidamada Nabad sugidda ee Maamulka KMG ah ee Jubba oo kaashanaya kuwa Kenya ayaa Howlgal ay ka sameeyeen dagmada Baardheere ku soo qabtay Hub u badan walxaha Qarxa, Taliyaha Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Jubbaland Oo Dowladda Federaalka Uga Digay Carqaladeynta Doorashada Maamulkaasi Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Jubbaland ayaa uga digay dowladda Federaalka, gaar ahaan xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya in ay carqaladeeyaan doorashada maanta la filayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Shabellaha Hoose Oo Ku Howlan Xalinta Beello Dagaallamay Waxgaradka ku dhaqan gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin sidii ay ku xalin lahaayeen dagaal beeleed kusoo noqnoqday qaar ka mid ah deegaanada gobalkaasi. Nabadoon Xaashi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan “Waan u Diyaar Garownay Marti Gelinta Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe” Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen marti gelinta shirka maamulka loogu sameynayo gobalkaasi iyo Shabellaha Dhexe, si loogu qabto magaalada Baladweyne. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsadihii Labaad Oo Shan Cisho Gudahood Lagu Dilay Shabellaha Hoose Deegaanka Buulomareer ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay ganacsade aad looga yaqaanay deegaankaasi, xilli howlihiisa shaqo uu ku guda jiray. Wararka ay helayso Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Deegaanno Ka Mid Ah Shabellah Hoose Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Deegaanno Ka Mid Ah Shabellah Hoose Wararka ka imaanaya deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ay jiraan dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo hub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Cusub Ee Jubbaland Oo Maanta La Dooran Doono Maanta oo ay ku beegan tahay 15-ka August waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Jubbaland, taasi oo ay u taagan yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Golaha Shacabka oo go’aan ka soo saaray mooshinka ka dhanka Madaxweynaha Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray mooshinka xildhibaanadu ku dalbanayeen xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo Guddoonku uu si rasmi u shaaciyay in mooshinka uu soo gaaray xafiiskiisa…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Ciidammada Midowga Afrika oo Lala Xiriiriyay Dil Kadhacay Aroos (Nairobi, 14-ka Agoosto, 2015-ka) – Ciidammada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku sugan (AMISOM) waxaa looga baahan yahay inay baaritaan madax bannaan ku sameeyaan askar Uganda ka socota, oo lagu eedeeyay…