1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Jubbaland Oo Ololahooda Ka Bilaabay Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa maanta Olole ballaaran ka bilaabay qaar ka mid ah Musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulkaasi. Gaadiid lagu soo rakibay cod baahiyeyaal, laguna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuduudaha Oo Dhawaan Shaqo Bilaabaya Guddiga Madaxa Banaan ee xuduudaha ayaa sheegay in dhawaan ay shaqo bilaabi doonaan ka dib markii shalay magaalada Muqdisho ay kula kulmeen wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jowhar Oo Dalbaday Marti Gelinta Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Maamulka degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa dalbaday in degmadaasi lagu qabto shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdiqaadir Cabdulla Maxamed oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Gedo Oo La Dhameystirayo Maamulka Jubbaland ayaa wada qorshe lagu dhameystirayo maamulka gobalka Gedo oo dhawaan loo magacaabay gudoomiye cusub. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu xilkii uga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Haweenka Uurka Leh Iyo Caruurta Nafaqo Darrida Haysa Oo Daryeel Caafimaad Helay Bukaanno qaba Cuduro iyo Nafaqo darri ayaa waxaa adeeg caafimaad loogu sameeyey Xarun Caafimaad oo Ururka Bisha Cas uu ku leeyahay Isbitaalka degmada Baardheere, waxaana maalmahii ugu dambeeyey soo gaarayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Maxkamadda Sare Ee Galmudug Oo Is Casilay Gudoomiyahii Maxkamadda sare ee maamulka Galmudug Sheekh Axmed Yuusuf ayaa ku dhawaaqay in uu xilkaasi iska casilay, ka dib markii uu saxaafadda kula hadlay magaalada Gaalkacyo. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Oo Ku Wajahan Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu wadaa in sacaadaha soo aadan uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Gaas ayaa xalay ku hoyday deegaanka Xarfo ee gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg Ah : Qarax Ka Dhacay Wadada Warshadaha, Muqdisho Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacantay inta la xaqiijiyay qarax ka dhacay irida hore ee jaamacadda Simad laanteeda ku taala waddada warshadaha ee magaalada Muqdisho. Ilaa hada lamo ogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jilaaga Reer Masar ee Nuur Al-Sharif oo Geeriyooday Waxaa goordhaw geeriyooday fanaanka caanka ah ee Masaarida ah Nuur Al-sharif, sida waxaa qortay Wakaaladda wararka ee Bariga dhexe. Soomaalida ku tixan Musalsalada taariikhiga ah ee Carabta waxaa ay ku…