1 daqiiqo Sheeko:War AMISOM Oo Wax Laga Weydiiyay Tacaddiyo Lagu Eedeeyay Askartooda Guddiga Difaaca baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan su’aalo weydiin ah kula qaatay Danjiraha Midowga Afriga ee Soomalaiya ahna madaxa howlgalka AMISOM Maman Sidikou, taliyaha ciidamada AMISOM Jeneral Jenathan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caafimaadka “Soomaaliya Sanad Laguma Arag Kiiska Cudurka Dabaysha” Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka ee WHO iyo qeybta arrimaha beni’aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Cabasho Ka Ah Maamulka Gobalka Banaadir Oo Maanta Dibadbax Ka Dhigay Muqdisho Shacab farabadan ayaa maanta dibad bax ka dhan ah maamulka gobalka Banaadir waxa ay ka dhigeen degmada Wadjir ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan halka loo yaqaano Buulo Tikniko. Dadkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Milatariga Somaliland Oo Dil Iyo Dhaawac Ka Geystay Magaalada Boorama Warar goor dhaw naga soo gaaraya magaalada Boorama ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Somaliland uu rasaas ku furay Taliyahii aagga galbeed ee Miltariga maamulkaasi iyo ilaalo la socotay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Oo War Kasoo Saartay Shaqaaqadii Ka Dhacday Hargeysa Wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka Somaliland ayaa ka hadashay Shaqaaqo habeen kahor ka dhacday magaalada Hargeysa, taas oo u dhaxeysay dad shacab ah iyo ciidamada Booliiska. Wasiirka wasaaradaasi Cali Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Korneel Cabaas Gurey Oo Loo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Jubbaland Ee Gedo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu taliyaha ciidamada Jubbaland ee Gedo ugu magacaabay Korneel Cabaas Ibraahim Gurey, iyadoo taliye ku xigeenna loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Wajahan Degmada Diinsoor Oo Dhawaan Lagala Wareegay Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa socod ku maraya qaar ka mid ah degmooyinka iyo deegaanada gobalka Baay, isaga oo arrimo badan u kuur galaya. Shariif Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Mudug Deegaanno badan oo ka tirsan gobalka Mudug ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay ka jirto Biyo la’aan aad u baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Deegaanka Bacaadweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Hilowle Aadan Oo Ka Mid Noqday Musharraxiinta Jubbaland Hilowle Aadan Maxamed oo ka mid ahaa xildhibaanada baarlamaankii KMG ahaa, kana mid ah aas aasayaashii maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxa uu kaga dhawaaqay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey“Si Waajibkeena u Gudunno Waxaa Ka Faa’ideysan Doonnaa Taageerada iyo Wada shaqeynta Dhamaan Dadka ay Shaqada nagala Dhaxeyso” Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa war saxaafadeed ay soo saareen maanta ku sheegay in howshooda u gudan doonaan si sharaf iyo karti ku jirto. Guddiga waxaa uu intaa…