1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Miino Oo Maanta Ka Dhacay Deegaanka Halgan Ee Hiiraan Deegaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan ayaa maanta waxaa ka dhacay Qarax Miino, kaasi oo sababay Khaasaare dhaawac u badan oo soo gaaray dad shacab ah. Goob Maqaaxi ah oo dadka…
11 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Heshiisyada Shidaalka iyo Shirkadaha Lala Galay Goobjoog News waxa ay wadaa warbixino taxane ah oo aan ku eegeyno eedeymihii musuqmaasuqa ee shirkadda shidaal baarista ee SOMA Oil and Gas, kadib markii aan helney nuqul ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Degmada Bardaale Kula Kulmaya Saraakiisha Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay degmada Bardaale ee gobalka Baay, halkaasi oo kulamo uu kula leeyahay saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Puntland “Askarigii Aan Ku Arko Isaga Oo Ku Qayilaya Meel Shaqo Waa Ruqso” Taliyaha cusub ee ciidamada Booliiska maamulka Puntland Cabdirisaaq Maxamed Yuusuf Afgaduud ayaa maanta digniin siiyay ciidamada Booliiska maamulkaasi iyo saraakiishooda, taasi oo ku saabsan in aanay Qaad ku cuni karin…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shariif Cabdalla Oo Dhaliilay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamay hadal shalay kasoo yeeray wasiirka Waxbarashada kaasi oo ah in dowladda ay miisaanto ardayda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Asluubta Ee Gobalka Hiiraan Oo Ka Warbixyay Weerarkii Lagu Qaaday Xabsiga Baladweyne Taliska ciidamada Asluubta ee gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar habeenkii xalay ahaa ay Xarakada Al-shabaab ku qaadeen xabsiga dhexe ee magaalada Baladweyne. Taliye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Degmada Afgooye Oo Lagu Billaabay Dayactir Maamulka demada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay billaabeen dayactir lagu sameynayo dhammaan wadooyinka ugu muhiimsan ee degmadaasi. Cumar Maxamed Muuse oo ah xoghayaha maamulka degmada Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Itoobiya oo La Wareegey Saldhiggii Ugu Weynaa Alshabaab ee Hiiraan Warar hadda naga soo gaaraya gobolka Hiiraan waxa ay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ka socda in ay la wareegeen deegaan Buq Aqable , halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsuliyadda Mareykanka ee Istanbul oo Howlaheedii Hakisay Kadib Markii La Weeraray Qunsiliyadda Mareykanka ee Istanbul ayaa howlaheedii hakisay kadib markii weerar ay ku soo qaadeen labo nin oo hubeysan. Wararka waxaa ay sheegayaan in Labada nin ay carareen halka la xiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Looga Shakiyay Al-shabaab Oo Lagu Xiray Kenya Ciidamada Dalka Kenya ayaa qabtay Laba qof oo ay sheegeen inay uga shakiyeen in ay ku biiraan Xarakada Al-shabaab. Labadaan qof ayaa lagu kala magacaabaa Salma iyo Sakariye Omwenga, waxaana…