1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Kaliil “Heshiiskii Doolow Wuu Burburay” Gudoomiyahii gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in uu burburay heshiiskii shalay ka dhacay degmada Doolow oo isaga iyo siyaasiyiin kale la galeen maamulka Jubbaland. Kaliil ayaa sababta burburka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyaha Gobalka Gedo Madaxweynaha maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyahii gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil, ka dib wareegto uu soo saaray. Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Jeneraal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Sheekhuunaa Oo Laga Saaray Golaha Addeega Garsoorka Golaha wasiiradda ayaa ansixiyey xubin cusub oo badalaya Shariif Sheekhuunaa, taliyihii hore ee booliiska Soomaaliya , kaasi oo galaya booskii mas’uulkan uu kaga jirey golaha adeegga Garsoorka oo ay horey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Ka Socday Doolow Oo Lagu Heshiiyay (Sawirro) Wararka naga soo gaaraya degmada Doolow ee gobalka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in heshiis lagu gaaray shir halkaasi uga soconayay madaxda maamulka Jubbaland iyo siyaasiyiinta gobalka Gedo. Shirkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Dhisamaha Garoonka Degmadaasi Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay halka uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha ee degmadaasi, kaasi oo socda muddo ku dhaw Seddax Bil. Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Hoostaga Degmada Ceelbuur Ee Galgaduud Dagaallo u dhaxeeyay ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca oo garab ka helaya kuwa AMISOM ee ka socda Itoobiya iyo Al-shabaab oo dhinac ah ay ka dhaceen deegaanno ku dhaw degmada Ceelbuur ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Araaji Qabasahda Musharraxiinta Jubbaland Oo Maanta Bilaabanaysa Guddiga doorashada madaxtinimo ee Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah u bilaabaya qabashada araajida musharraxiinta u taagan xilkaasi. Xuseen Xirsi Axmed oo ah xoghayaha guddigaasi ayaa sheegay in cid walba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay deegaanno ku dhaw Baladweyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxa ay howlgal ka dhan ah Xarakada AL-shabaab ka wadeen deegaanno ka mid ah gobalka Hiiraan, waxaana dhacay dagaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News oo Heshey Qorshaha Doorashada 2016-ka Kadib markii dowladda iyo baarlamaanka iyo beesha caalamka isku raaceen in sanadka 2016-ka aysan qabsoomi karin doorasho qof iyo codkiisa ah ayaa waxaa xukuumadda ay soo bandhigtey qorshe doorasho oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta oo Samaynaysa Sahan Heerka Nolosha Dadka Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay samayso cilmi-baarista lagu ogaanayo heerka nolosha dadka Soomaaliyeed si markaasi wax looga qaban karo baahiyaha jira, loona jaangoyn karo arrimaha gargaarka. Sida…