1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Oo Hay’adaha Samafalka Kala Hadlaya Caawinta Dadka Ka Imaanaya Yemen Wasiirka Arimaha gudaha ee maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maalintii shalay ahayd gaaray magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa waxa uu hay’adaha samafalka ah ee halkaasi ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacago Been Abuur Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Lacag Shilin Soomaali oo been abuur ah, taasi oo ay wateen dad la sheegay in gacansato iska dhigayeen. Muxudiin Yuusuf Samatar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Goofgaduud Oo Ka Warbixiyay Duqeymo Ay Gobalka Baay Ka Geysteen Diyaaradaha Dagaalka Itoobiya Maamulka deegaanka Goofgaduud ee gobalka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradaha dagaalka Itoobiya ka geysteen deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Axmed Aadan Maxamed oo ah gudoomiyaha Goofgaduud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Maamulka Loo Dhisayo Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan Haloo Maro Wadada Sharciga Ah” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in sida sharciga dalka u yaallo loo maro hanaanka dhismaha maamulka loo sameynayo gobalada Hiiraan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay La Xisaabtanka Ciidamada AMISOM Ee Marka Sheekh Cumar oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya, in sida ugu dhaqsiyaha badan ay la xisaabtan kula gasho ciidamada AMISOM, gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga Degmada Afgooye Oo Hakad Galay Ka Dib Roob Halkaasi Ka Da’ay Roob saameyn ku yeeshay ganacsigii guud ee degmada Afgooye ayaa lagu soo waramayaa in saacadihii ugu dambeeyay uu halkaasi ka da’ay. Wariyaheena Maxamed Cabdi Xasan ee ku sugan degmada Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Wada Hadal La Gelaya Xubno Kasoo Horjeeday Maamulkiisa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maalintii shalay ahayd waxa uu safar ku tagay degmada Doolow ee gobalka Gedo, isaga oo kasoo amba baxay magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxbarasho La’aan Soo Wajahday Ardayda u Dhashay Yemen Ee Soomaaliya Kusoo Qaxay (Sawirro) Dagaalada ka socda dalka Yemen waxa ay waxbarasho seejiyeen arday aad u farabadan oo dalkaas wax ka baran jiray, kuwaa oo isugu jira Soomaali iyo Yemen. Marka laga tago ardaydii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Diidey Codsi Kaga Yimid Odayaasha Marka War saxaafadeed kasoo baxay ciidamada nabad illaalinta Midoowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu sheegey in AMISOM ay diidey codsi kaga yimid odayaasha Marka oo ay kulan la yeesheen, kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti oo Biloowdey Duulimaadyadeeda Markii ugu horeysey waxaa duulimaad toos ah biloowdey shirkadda diyaaradaha Jabuuti oo dhawaan la asaasay, waxayna duulimaadyada ku biloowdeen kuwa xamuulka. Diyaarada oo musalaftey sanadkii 2002-dii ayaa duulimaadkii ugu horeeyey…