Haweeney Shaqo Abuur Ka Sameysay Xarunta Qaxootiga Ee Boosaaso (Sawirro) Iyada oo ku dhex jirta buush yar oo uga dhisan xerada dhexdeeda isla markaana aad u daalan ayay weli isku deyeysaa in ay qanciso macaamiil tiro badan oo hareeraha ka… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Wasaaradda Amniga Oo Ka Hadashay Weerarkii Cadaado Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay weerar saaka lagu qaaday halka laga soo galo xarunta uu ka socdo shirka lagu sameynayo maamulka Gal-mudug. Afhayeenka Wasaaradaasi…
2 daqiiqo Maamulka Baladweyne Oo Sheegay In Amniga Ay Adkeyn Doonaan Inta Lagu Guda Jiro Bisha Ramadaan Maamulka magaalada Baladweyne ayaa sheegay in ay adkeyn doonaan ammaanka guud ee magaaladaasi inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan, lana dardar gelinayo howlaha amni xaqiijinta ah. Gudoomiyaha magaaladaasi…
2 daqiiqo Goobjoog News: Jadwalka Barnaamijyada Cusub ee Ramadaanka Waxaa Maanta billow ah Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Idaacadda Goobjoog oo muddo u diyaar garoobeysay bishan ayaa dhageystayaasheeda ugu talagashay Barnaamijyo cusub. Barnaamijyada waxaa ka mid barnaamijyo Diini ah oo…
2 daqiiqo Wasiirka Warfaafinta “Sharciga Saxaafadda Waxa uu Fasaxayaa 3 Nooc oo Warbaahin Ah” Wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sharciga saxaafadda markii ugu horeysey ka hor akhriyey baarlamaanka Soomaaliya shalay oo arboxo ahayd, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey qodobada uu xambaarsanyahay sharciga. Waxa…
2 daqiiqo Guddoonka Baarlamaanka oo Shuruud Ku Xirey In Xildhibanada Loo Qeybiyo Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajnabiga Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku canaantay xukuumadda ka dhago adeygista qodobo horey loo faray in ay soo buuxiyaan marka hindise sharciyeedyada la horkeenayo baarlamaanka. Jawaari ayaa sheegey…
1 daqiiqo Xildhildhibaan Cabdalle Boos oo Sheegey in Laamaha Amniga Si Xun Ula Dhaqmeen Xildhibaan Cabdalle Boos oo ka mid ahaa xildhibaano ciidamada dowladda ku weerareen magaalada Muqdisho, midkoodna dhintey, isagana dhaawacmay ayaa sheegey in laamaha amniga ay si xun ola dhaqmeen. Isaga oo…
2 daqiiqo Madasha Midnimada Iyo Dimuqraadiyadda “Waan Ka Xanuunsaneynaa Mushaar La’aanta Haysa Ciidanka Iyo Shaqaalaha Dowladda” Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda ayaa sheegtay in aay aad uga xuntahay mushaar la’aan ay tilmaameen in xilligaan ay hayso ciidamada iyo shaqaalaha dowladda Federaalka. Kulan ay xubnaha madasha ku yeesheen…
2 daqiiqo Xukuumadda Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan Muqdisho, 18, June, 2015…..Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Axmed Jamac “Ilka Jiir” ayaa u diraya Hambalyo ku aadan bilashada bisha barakaysan ee Ramadan…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Ay Isku Gurmadaan Bisha Ramadaan Awgeed Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadaan u direy dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka. ‘’Ramadaan Kariim ayaan leeyahay dhammaan Muslimiinta…