1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Afgaanistaan ayaa Xaqiijisay Geerida Mullah Cumar Afhayeen u hadlay dowladda Afganistaan ayaa sheegay in Hogaamiyihii Taalibaan goor hore la dilay balse dhaq-dhaqaaqa ayaan weli ka hadlin. Marar badan ayaa horay loo sheegay geeriga Mullah Cumar balse…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay “Golaha Amniga Waxay Gaareen Qaraar ah In Aanan Mudada La Kororsan Karin” Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa shirka hiigsiga cusub ee maanta ka furmey Muqdisho ka sheegey in marka la gaaro 2016-ka aanan la aqbali doonin muddo kororsi. “Shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Maalinta Koowaad Ee Shirka Hiigsiga 2016 Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Nicolas Kay ayaa magaalada Muqdisho si wada jir uga furay maanta shir heer Wasiir ah oo la magac baxay Hiigsiga 2016-ka. Shirkan oo soconaya Laba maalin, waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Furay Shir Weynaha Hiigsiga 2016 Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu magaalada Muqdisho ka furay shir weynahaHiigsiga 2016 , kaasi oo ay ka qeybgalayaan xubno ka mid ah dowladda iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Ka Baxay Degmada Cadaado Ee Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaasi ay isaga baxeen ciidamadii Itoobiya ee fariisinka ku lahaa, iyadoo aan la ogeyn sababta ay ciidankaasi uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Maanta Xiray Qaar Ka Mid Ah Wadooyinka Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, arimo la xiriira shirka maanta ka furmaya magaalada. Waxaa wadooyinka xiran ka mid ah, midda 21-…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Qoryooley “Cid Walba Oo Amni Xumi Waddo Tallaab Ayaan Ka Qaadeynaa” Maamulka degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa digniin kama dameys ah u diray dad ay sheegeen in ay ku howlan yihiin amni xumi ka dhacdo degmadaasi. Madaxa maaliyadda degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Ciidankeeda Ku Biirinaysa Dowladda Federaalka Maamulka Ahlu-sunna waljameeca ee gobalada Koonfureed ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan isku dhaf lagu sameeyo ciidamadooda iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya. Xoghayaha guud ee maamulkaasi Sheekh Isaaq Xuseen Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wanlaweyn: Rag Isbaaro Dhiganayay Oo Gacanta Lagu Dhigay Maamulka degmada Wanlaweyne ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay gacanta kusoo dhigeen rag hubeysnaa oo shacabka Isbaaro u dhigan jiray. Gudoomiye ku xigeenka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gedo Oo Ku Baaqay In La Dejiyo Siyaasadda Jubbaland Waxgaradka ku dhaqan gobalka Gedo ayaa sheegay in guud ahaan siyaasada ka jirto gobalada Jubbaland aanay deganeen, islamarkaana loo baahan yahay in hadda dib u habeyn iyo dejin lagu sameeyo.…