1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudaaharaad Looga Soo Horjeedo Qiimo Kororka Qaadka oo Ka Dhacay Gaalkacayo Boqolaal dad ah oo u badan dumarka qaadka ka faashleeya ama tafaariiqda u iibiya ayaa banaanbax ka dhigey bartamaha magaalada Gaalkacayo, iyaga oo cabasho ka qaba qaadka oo qimihiisa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’isulwasaare Cumar “Doorasho ay Shacabka Codeeyaan Kama Dhici Karto Dalka 2016” Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke ayaa maanta guddiga joogtada ee baarlamaanka u sheegey in aysan suurogal ahayn in dalka laga qabto doorasho shacabka ay codkooda dhiibtaan sanadka 2016-ka. Isaga…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug oo Badalay Qodob Dastuurka ku Jirey, Madaxweynaha oo Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka baarlamanka maamulka KMG ee Galmudug uu ku beddeley qodob ka mid ah dastuurkisa oo ku saabsanaa xadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal Oo Markii Seddaxaad Dad Kasoo Daabulaya Yemen (Sawirro) Mashquul aad u xooggan ayaa dekedda magaalada Mukalla ka jiray tan iyo 24- saac ee lasoo dhaafay. Gudiyada ka shaqeynaya arrimaha qaxootiga, maamulka gobolka Xadarmuud iyo kan magaalada Mukalla, shaqaalaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Ka Dhacday Yemen Oo Lagu Bogaadiyay Goobjoog News (Sawirro) Munaasabad si weyn loo agaasimay oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Jamciyadda Saciida ee arrimaha qaxootiga iyo maamulka gobolka Xadarmuud ayaa lagu qabtay magaalada Mukalla ee gobolka xadarmuud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Laga Muujiyay Xalinta Beelahii Ku Dagaallamay Deegaanka Deefow Ee Hiiraan Guddi dhawaan loo xil saaray in ay xaliyaan dagaal beello walaalo ah ku dhex maray deegaanka Deefow ee gobalka Hiiraan ayaa rajo waxa ay ka muujiyeen in ay xaliyaan dagaalladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dhameystirka Hiigsiga oo Muqdisho Lagu Qabanayo Maalinta Bari Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegey in 29-ka bisha July, oo ku aaddan maalinta bari ah kaasi oo looga hadlayo dhameystirka hiigsiga 2016-ka. Shirkani oo ay ku balansanyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cunno La’aan Haysa Qoysas Badan Oo Ku Dhaqan Deegaanka Faafax Dhuun Ee Gedo Maamulka deegaanka Faafax Dhuun ee gobalka Gedo ayaa ka deyriyay xaaladda nolooleed ee qoysas ku dhaqan deegaankaasi. Gudoomiyaha deegaankaasi Aadan Shuqul Nuunow oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama “Uma Baahnin In Aan Ciidamadeena u Dirno Soomaaliya, Inta Ay Noo Joogto Itoobiya” Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo booqasho ku jooga dalka Itoobiya ayaa dalkaasi ku amaanay dagaalka ay kula jiraan, Kooxaha uu ugu yeeray Argagixisada ee ku sugan dalka Soomaaliya. Obama oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Wax Ka Qabanaya Nadaafad Darri Ka Jirta Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay wax uga qaban doonaan nadaafad darri ka jirta xaafado ka mid ah degmadaasi. Gudoomiye ku…