1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Magaalada Cadaado Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw waxa ay ka amba baxeen magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeda degmada Cadaado. Madaxweynaha ayaa ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Baardheere oo Durba Lagu Hardamayo Maamulkeeda Shalay waxaa si rasmi ah loola wareegey magaalada Baardheere oo ay gacanta ku hayeen xooggaga Alshabaab kuwaasi oo ka talinayay muddo 7 sano ah. Hase yeeshee 24 saac ka yar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey Rooble Colhaye oo Geeriyoodey-Akhri Taariikdiisa Waxaa geeriyoodey Rooble Colhaye oo ahaa safiirkii waqtigii ugu dheeraa ee fadhiyey dalka Maraykanka isaga oo ahaa ergeyga joogtada ah ee Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobey iyo safiirka Jabuuti ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ceel Ku Dhacay oo Badbaadintooda Lagu Mashquulsanyahay Degmada Kaaraan Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in saraakiisha dowladda ay ku hawlanyihiin sidii ay usoo badbaadin lahaayeen labo qof oo la sheegey in ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Dr Ismaaciil Jimcaale Oo Ku Baaqday In La Sameeyo Guddi Baara Dadkii Dhawaan Lagu Laayay Marka Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Dr Ismaaciil Jimcaale ayaa ku baaqday in degdeg loo sameeyo guddi baaritaan ku sameeya dadkii maalin kahor ciidamada AMISOM ku laayeen magaalada Marka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Ka Hadlay Howlgal Ay Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Ka Wadaan Bakool Maamulka degmada Xudur ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ka wadaan deegaano badan oo ka mid ah gobalka Bakool. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Korneel Ciiro “Al-shabaab Dhabar Jab Ayeey Ku Noqoneysaa Qabashada Degmada Baardheere” Korneel Cabdullaahi Aadan Cirro oo ka mid ah saraakiishii hore ee ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Al-shabaab dhabar jab ay ku noqon doonto ka qabsashada degmada Baardheere ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandow Xalay Ka Dhaqan Galay Degmada Baardheere Ee Gobalka Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo shalay gabal dhicii gudaha u galay degmada Baardheere ayaa waxa ay halkaasi kusoo rogeen xalay Bandow, kaasi oo dhaqan galay. Ciidamadaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Maanta La Caleema Saarayo Madaxaweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta lagu wadaa in lagu caleema saaro degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Qaban qaabada munaasabadda caleema saarka ayaa si aad ah looga dareemayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo AMISOM Ah Oo Gaaray Degmooyinka Guriceel Iyo Dhuusamareeb Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo badan oo Itoobiyaan ah, kana mid ah howlgalka AMISOM ay gaareen degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb. Ciidamadaan oo aad u badan ayaa…