1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayay Gacan Siinta Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Lagu Qabtay Magaalada Nairobi Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu qabtay shir ballaaran oo looga hadlayay arimaha dhalinyarada Soomaaliyeed iyo sidii gacan loo siin lahaa dhalinyarada. Waxaa shirkaan soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanka Moqokori Ee Gobalka Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa maanta si buuxda waxa ay ula wareegeen deegaanka Moqokori ee gobalka Hiiraan, halkaasi oo maamuli jireen Al-shabaab. Ciidamadaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamada Al-shabaab Oo Faarujiyay Degmada Baardheere Ee Gobalka Gedo Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya in ciidamada Xarakada Al-shabaab ay guud ahaan isaga baxeen degmadaasi oo muddo badan maamulayeen. Qof ku sugan degmada Baardheere…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “AMISOM Dalka Uma Aysan Imaan In Shacabkeena Ay Layso” Gudoomiyaha guddiga badbaadinta iyo samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa si kulul waxa uu uga hadlay fal shalay ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Marka ay ku dileen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Beenisay In Dad Shacab Ah Ku Dileen Magaalada Marka Taliska ciidamada AMISOM ayaa iska fogeeyay in ciidamadooda ay dad shacab ah shalay ku dileen magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose. War-saxaafeed kasoo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Rag Hubeysan Oo Nabadoon Ku Dilay Degmada Baardheere Ee Gedo Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya in rag hubeysan goor dhaw magaaladaasi ku dileen mid ka mid ah Nabadoonada degmadaasi ugu caansan. Seddax qof…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dilalka Dadka Rayidka ah ay u Geysato AMISOM 2014/2015 Ciidamada nabad illaalinta AMISOM ee ku sugan magaalada Marka ee xarunta Shabeelada Hoose ayaa lagu soo waramayaa in ay toogasho ku dileen dad ka badan 10 qof oo rayid ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Hoostaga Magaalada Gaalkacyo Ee Gobalka Mudug Deegaanno hoostaga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa laga soo sheegayaa in xilligaan ay ka jirto biyo la’aan baahsan oo saameysay dadka iyo duunyada halkaasi ku nool. Deegaanka Ceel Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Ee Gobalka Hiiraan Oo Ku Hanjabay In Al-shabaab Ay Ka Saarayaan Guud Ahaan Gobalkaasi Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliya ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in guud ahaan Xarakada Al-shabaab ay ka saari doonaan meel walba oo ay ka joogaan gobalkaasi. Gaashaanle Cabdullaahi Cilmi Barre…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Abshirow “Waa In Dowladda Ay War Cad Kasoo Saartaa Dhibaateynta AMISOM Ee Dadka Shacabka Ah” Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin dhibaatooyin ciidamada AMISOM ay kula dhaqaaqeen dad shacab ah oo ku…