2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Taageerada Boqortooyada UK Waxay Muhiim u Tahay Dib Usoo Kabashada Soomaaliya’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga, Danjiraha cusub ee Boqortooyada UK (United Kingdom) wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Ms…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Faroole waxaa diyaarad gaar ah kasoo qaaday dalka Jabuuti, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Khaliif Idiris Cismaan Oo Ka Hadlay Xadgudubka Kenya ee Badda Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa sheegatay qeyb ka mid ah Badda Soomaaliyeed, taasi oo keentay in dowladda Federaalka ay dacwad arintaasi ku aadan u gudbiso maxkamadda ICJ. Admiral Khaliif Idiris Cismaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 10-kun Oo Qoys Oo Ka Barakacay Degmada Baardheere Ee Gobalka Gedo Waxaa sii kordhaya tirada Qoysaska ka barakacaya guryahooda oo ku yaala degmada Bardheere ee gobalka Gedo, tan iyo markii ay soo baxeen wararka sheegaya in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir : Kuliyadda Booliiska Carmo waa Meelaha ay Dowladda Federaalka Ku Faanto Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamud Xayir Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday Kuliyadda Tababarka Ciidanka Booliska, Isbitaalka guud ee degmada, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna “Dowladda Ayaa Leh Gardarrada Dagaalka Bangeelle” Saraakiisha Ahlu-sunna Waljameeca ee ku sugan gobalka Galgaduud ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay lahayd weerarka dagaal shalay ka dhacay deegaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud, xilli ciidamada Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Gaalkacyo Kula Kulmay Odayaal Dhaqameed Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maalintii shalay ahayd gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa kulamo waxa uu xalay la qaatay waxgaradka ku sugan magaaladaasi. Kulamadaan ayaa ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Ciidamada Ahlu-sunna Oo Dagaal Ku Qabsaday Deegaan Ay Ku Suganaayeen Ciidamada Dowladda Ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa dagaal kula wareegay deegaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud, iyadoo saaka xaalad deganaansho ah laga soo sheegayo deegaankaasi. Wariyaha Goobjoog News ee gobalka Galgaduud Maxamed Cabdiweli Tooxow…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Warbixiyay Ulajeedka Safarada Uu Ku Marayo Qaar Ka Mid Ah Gobalada Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban labadda Gole ee dowladda, la-taliyayaal iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo safar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Ku Wajahan Magaalada Gaalkacyo , Lana Kulmaya Madaxweynaha Galmudug Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, isaga oo kasoo amba baxaya magaalada Garoowe. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan…