Maxkamad Jarmal ah oo Go’aan Ka Gaareysa Wariyaha Aljazeera Axmed Mansuur Maxkamad ku taallo Jarmalka ayaa maanta oo isniin ah go’aan ka gaari doonta dalab uga yimid dalka Masar oo ah in dalkaas loo soo gacan galiyo Wariyaha Aljazeera Axmed Mansuur.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shacabka Ku Dhaqan Degmada Jalalaqsi Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Yaalla Degmadaasi Shacabka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa ka cabanaya Isbaarooyin badan oo yaalla gudaha degmadaasi iyo sidoo kale meelaha laga soo galo Jalalaqsi. Qaar ka mid ah dadka…
1 daqiiqo Ardayda Dhigata Jaamacadaha Ku Yaalla Muqdisho Oo Shacabka Soomaaliyeed Ku Baraarujiyay Gurmad Iyo Gargaar Qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ku baraarujiyay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo loogu gurmanayo shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen.…
1 daqiiqo Gudoomiye Jawaari Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Cadaado Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wararka ay helayso Goobjoog…
1 daqiiqo War Deg Deg Ah : Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo La Dhaarinayo Bari War hadda naga soo gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ay shaacisey jadwalka inta ka dhiman shirka maamul u sameynta gobolada dhexe…
3 daqiiqo Wasiirka Maaliyadda ”Miisaaniyadii laga sugayay caalamka oo ahayd 49% soo gaarin dowladda” Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudan Maxamed Aden Ibraahim Fargeeti ayaa hortagay golaha baarlamaanka, si wax looga weydiiyo sida ay ku baxday miisaaniyadda 2015, 49 milyan oo soo xarootay siday…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Rajo Ka Muujiyay In Lasoo Afjaro Khilaafka Dowladda Federaalka Iyo Jubbaland Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta safar ku tagay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ayaa rajo ka muujiyay in lasoo af jaro khilaafka ka dhaxeeya dowladda…
2 daqiiqo Axmed Madoobe “Ra’iisul Wasaaraha Waxaan Isla Qaadanay In Kalsoonidii Lasoo Celiyo” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo saxaafadda kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay kulankii maanta uu la yeeshay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo arimo…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta La Kulmay Wafdi Ka Socday IGAD (SAWIRRO) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu horkacayey Xoghayaha Guud ee ururka Mudane Maxbuub Macallin. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Haweenka Ku Jira Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho Oo Wax La Barayo Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa laga hirgeliyay mashruuca waxbarashada dadban, kaasi oo si horudhac ah loogu bilaabayo Haweenka Xabsigaasi ku jira. Munaasabad lagu daah furayay Mashruucaan ayaa…